|
No:1 Radio in North America ( Somali
speaking Language)

CODKA BEESHA
2010
Wararkii Idaacada Codka Beesha February 1, 2010 iyo Mohamed Abdullahi Hassan , Maxamed Dahir iyo Ahmed Cali Yusuf oo idiin qaadaa dhigaya; wararkii ay idinkaaga soo urururiyeen dalkii Hooyo iyo Caalamkaba, sidoo kalena ay warbixin gaar ah kasoo diyaariyeen Sanadguuradii DFKMG oo haatan u dabaabdegay sanadguuradoodii koowaad( Dhegaysi Wacan)
Wararkii Idaacada Codka Beesha January 25, 2010 iyo Mohamed Abdullahi Hassan iyo Maxamed Dahir oo idiin qaadaa dhigaya; wararkii ay idinkaaga soo urururiyeen dalkii Hooyo iyo Caalamkaba, sidoo kalena ay warbixin gaar ah kasoo diyaariyeen dhacdadii dadweyne iyo masuuliyiin Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Kenya loogu gaystaymagaalada Nairobi sida Gen. Galaal oo mudo laba cisho ah ku xirnaa xabsiga ( Dhegaysi Wacan)
--------------------------------------------------------------------------------
Wararkii Idaacada Codka Beesha January 18, 2010 iyo Maxamed Dahir Hassan oo idiin qaadaa dhigaya wararkii uu idinkaaga soo urururiyay dalkii Hooyo iyo Caalamkaba, sidoo kalena uu warbixin uu kasoo diyaariyay habka ay cimilada Aduunka isku bedelayso( Dhegaysi Wacan)
--------------------------------------------------------------------------
Wararkii Idaacada Codka Beesha iyo Soodhoweynta Sanadka Cusub 2010, soona bandhigay Wacdaro aan hore loo maqal ( Dhegaysi Wacan) Maxamed Cabdullahi , Maxamed Dahir iyo Ahmed Yusuf ( Dhabaryare)
------------------------------------------------------------------------------
Wararkii Idaacada Codka Beesha ee 2009
Wararkii December 28 ee Idaacada Codka Beesha Toronto oo ay wareysiyo gaara kula yeesheen wriyeyaasheeda Maxamed Cabdullahi iyo Maxamed Dahir; Afhayeenka Goboladda Jubbooyinka Cabdiqani iyo Al- Fanaan Xasan Adan Samatar ; Dhegaysi Wacan
Wareygii Afhayeenka Gobolada Jubooyinka ee weriye Maxamed Cabdullahi, Axad December 20, 2009
Wereysigii Xasan Adan ee Codka Beesha magaalada Toronto
Wararkii December 14 ee Idaacada Codka Beesha Toronto oo ay wareysiyo gaara kula yeesheen wriyeyaasheeda Maxamed Cabdullahi iyo Maxamed Dahir; Afhayeenka Goboladda Jubbooyinka Cabdiqani iyo Al- Fanaan Xasan Adan Samatar ; Dhegaysi Wacan
Wararkii Idaacada Codka Beesha ee 6dii December: oo ay si wadajir ah u daadihinayeen Mohamed C//lahi iyo Mohamed Dahir
waxaa idaacada idiin
daadihinaya: 1 - Mohamed Dahir Hassan ( Soo Saaraha
) 2 - Mohamed Dahir ( Xiriiriyaha ) 3 - Burhaan Warsame(
Xiriiriyaha Tifatiraha) 4 - Faysal Cusmaan Idris (Tebiyaha
Wararka ) 5 - Muse Kulow ( Webmaster ) 6 - Mohamed Abdullahi
Adar ( Xiriirinta) 7 - prof. Idris Madar ( Arimaha
Waxbarashada) 8 - Dr. mohamed Husein ( Arimaha Caafimaadka) 9
- Farhiyo Ali Qaaje - Weriyaha Muqdisho 10 - Fa'iso Abdi dhalac -
Weriyaha Boosaaso 11 - Mursal Quule - Weriyaha Nairobi 12 -
Muuse Faarax Jaambiir - weriyaha - Hargaysa 13 - Ridwaan Xaaji
Abdullahi - Weriyaha - London 14 - C/casiis Saleebav Ahmed-
Weriyaha - Laascaanood 15 - Sahra Siglan - Weriyaha -
Gaalcayo 16 - Sahra Sh. Mohamed - Weriyaha - Punland
JUNE
12|Codka
Beesha iyo wararkii oo idil, waxaana si wadajir ah uwada daadihinaya
Maxamed Abdullahi , Ahmed Yusuf "Dhabaryare, Shaafici Muhuyadin
iyo Sahra Siglan
MAY 21|Codka
Beesha iyo wararkii oo idil, waxaana si wadajir ah uwada daadihinaya
Maxamed Dahir , Ahmed Yusuf "Dhabaryare, Shaafici Muhuyadin
iyo Duurgale.
MAy|Codka
Beesha iyo wararkii ugu dambeeyay ee dalka Som aliya , waxaana si
wadajir ah uwada daadihinaya Maxamed Dahir , Ahmed Yusuf "Dhabaryare
iyo Shaafici Muhuyadin
April
30|Caaqil
Ahmed Diirye oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Idaacada
Codka Beesha ayaa wuxuu u dhacay sidatan:
April
30|Codka Beesha iyo wararkii ugu dambeeyay ee dalka Som
aliya uuna halkan idinkaaga soo tebinayo Wariye Shaafici Muhuyadin
April 16 |Codka
Beesha iyo Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaliya iyo wareysiyo ay
idaacada la kala yeelatay afahayeen Ahmed Diiriye, iyo mas'uuliyiin
kale , waxaa idiin soo tebinaya " Maxamed Dahir , Shafici Muhuyadin
iyo Ahmed Dhabaryare "
April 30|Codka
Beesha iyo Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaliya iyo wareysiyo ay
idaacada lakala yeelatay afahayeenka dowlada " Maxamed Dahir iyo
Shafici Muhuyadin oo idiin soo tebinaya"
|