AUDIO NEWS
BBC
11:00 AM
14:00 AM
16:00 PM
18:00 PM
Radiofreesomalia
R.Codka Somaliyeed

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Codka Soomaliyeed
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Radio Dalmar
Radiyo Xoriyo
Radio Golis (RG)
Somali TV Network
Swiss Radio
RadioSweden
Radio Mennisoto 
114 ka Quranka
QURAAN DHEGEYSI IYO AKHRIS WADA SOCDA 114
  Sarifka Lacagaha
sarifka Maanta
Childeren Games
SOMALI LINKS
 

AfrikadaBari.Net
XamarNet.com
Balcad School
Afrikadabari.net
Africajewelry
Somalistartpage
Markacadey.net
Halgan.net
Allbanadir.com
SomAmericanmedia
Radiogedo.com
Prof.Togane.org
SomaliaOnline
Danowadaag
Somfreemedia
Calayaale.com
Biyokulule
Radiossc.net
SomaliGov
Wargayska Dalka
Halgan.net
Zawaj
Idamaale
Garoweonline
Buluugley
Xariir.com
Hilinkatoosan
Suxufi.com
SomaliaTimes
snnnews.net
Halganews
Pacemagazine
AminArts
Abaaji
allPuntlnad
Arlaadi Online
Arlaadinet
AllSomali
Aminarts
Altowxiis
Allwaamo
Arday
Allgedo
Ababshe
Agabso
Aftahan
Afgoi
Amsas
ABTECH IT
Balcad
Banadir Software
BBC Soomaali
Boosaaso
Benadir
Banadir Network
Buuloburde
Buur Hakaba
Banadiri IT
Baidoa
Baafin

Banaadiri
Bakaaraha
Buuhoodle
Cayaaraha
Ceel Buur
(CRD)
Cadaado Net
Codk Som. Galbed
Cigonet
DR Online (Somali)
Dalka.com
Djibouti Net
Dayniile
Falsan
Galdogob
Goobjoog
Golkhatumo
Gashaamo
Gabooye
Geeska Afrika
Goofka
HiiraanToday
Hiiraan
Hobyonet
Horn Afrik Online
Hamarey
Horseednet
I R I N NEWS
Islii Net
Jamhuuriya
Jowhar Online
JigjigaNet
Jowhar
JubaLanad
Jiimo Net
Kenyan Somali
Lafoole
Maaneed
Mareeg.com
Midnimo.com
Mareegonline
Mudug-Online
MuqdishoNet
Maymaay
Marka Caddeey
Mudullood
Maayland
Mareeg.com
Midgaan
Nugaal.net
Onkod
OgadenLF
Puntland Post
Puntlandnet
Pace Magazine
Puntlandtalk
PuntlandTimes
Qandala.com
Puntin
Qaranimo.com
Qorahay Online
Rayi' Press
Reexamar
Riverineland
Ruunkinet
SBC Online
Shaxda
Shareero
SaafiStudio
Somali Water
Somali Fish. Soc.
Somaliawatch.org
SomaliWeyn
Somali Globe
Som. Civil Soc'y
SATEC
SSUP.ORG
Simad
Suxufi
Somal News
Somali City
Somali Six
Somaliawatch.com
Somaliland.org
Somaliland Future
Somali Sunah
Somalijournal Somaliwide
Somali Education
Somalilandnet
Somalia Online
Somalihome
Somalia FINFO
Somali Peace Pro.
SomaliUK.com
Somalitalk.com
SomaliNet
Somali Inter
Som R. & H. Cen.
Somitek
Somali Governmen
Somaliroots
Somaliwebsite
UN-Somalia
Wadani.com
Warshiiq
Wardoon
Warsan
Xurnimo
Xeraale

Yamayska
Yoobsan
Yaaqshiid

Islamic links
 

Dacwah.com
Zawaj.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net
 

spacer graphic
PROGRAMS

Legal Aid Ont.
 

 wararkii hore
CabdiQaybdiid Vedio

INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA
RFS- - DAILY HEADLINES - - WARKA MADAXDIISII

April 3|Wararkii ugu dambeeyay ee Codka Beesha ay idinkaaga soo ururiyeen dalkii Hooyo iyo waraysiyo ay idaacada la yeelatay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Dr. Cadde Xasan Cali Gaabow iyo Hogaamiyaha Maxkamadaha Islaamiga Col. Shiikh Daahir AWeis

April 3|Wararkii ugu dambeeyay ee dalkii Hooyo ee uu idiin qaadadhigaayo Shaafici Muxuyadiin Islow

April 3|Xubnaha isbaheysiga L. Argagixisada oo taageero ka raadinaya beelaha

April 3|Roobabkii dayrta oo ka da’ay qeybo ka mid ah Gobolka Bakool

April 3|Markab lagu haysto degmada Xarardhere laguna eedeeyay inuu ka dambeeyo Yuusuf Indhacade,

April 2|Advice to the Speaker of Somali Parliament:

April 2|Gudoomiyaha maamulka gobolka Sh/dhexe Maxamed Cumar xabeeb Maxamed Dheere ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar.

April 2|Beesha Cayr iyo Saraakiil Mareykan ah oo kulan ku yeeshay Nairobi, iyagoo Beesha lagu xujeeyay iney soo gudbiyaan Rag argagiso ah ee ka soo jeeda Beesha Cayr

April 2|Baaq: Nabadeed ay dirayaan Jaaliyadaha Mudulood ee ku nool dalalka Canada iyo Mareykanka,

April 2|Baarlamanka Somalia oo kulankoodii caadiga ahaa yeeshay.

April 2|Dagaalo Culus oo ka bilowday Kismaayo, oo sababtay dhimasho iyo dhaawac

April 2|Maleeshiyadii ku xareysnayd gobolka Bakood oo nin ganacsade ah ku dilay degmada Waajid.

OGAYSIIS: DUUBKA MALAAQA MATAAN ABDULLE

March 31|Dowlada Mareykanka ayaa deeqo lacageed siiyay Ururka ladagaalanka Argagixisasda.

March 31|Xubno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Madax ka socotay Hey’adda Tababarada Barlamaanada Afrika oo shaley soo gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

March 30|Shacabka Muqdisho oo aragtiyo kala duwan ka bixiyay xaalada Muqdisho, kuna tilmaamay in ay soo laaban doonaan dagaaladii sokeeye ee Mudulood iyo Habargidir dhexmaray sanadihii 91 - 93

March 30|Kulan ay Baarlamanka Somalia maanta ku yeesheen magaalada Baydhabo ayay ku soo bandhigeen todobo ka mid ah gudi hoosaadyada baarlamanka FS shaqadooda

March 30| Kulan aan loo kala harin oo is daba joog ah ayaa ka socda Mowlaca Sheekh Muxyaddiin ee Magaalada Muqdisho, iyadoo amar lagu siiyay Beesha Habargidir in ay ka waantoobaan hurinta Colaada!

March 30|Hey’adahii Qaramada Midoobey oo dib ugu soo laabtay magalada Jowhar

March 30|Markab nuuca shidaalka qaada oo lagu afduubtay xeebaha Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose

March 30|Biyo la'aan ka jirta tuulooyin ka tirsan gobolka Sh/hoose , kadib markii laga xabaalay waro ay dadka biyaha ka cabi jiree!

March 30|Wararka ka imanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Amb-assador Bathwel Kipligad oo uu ka digay dagaalada Somalia

March 29|Cabdullaahi Yuusuf iyo Cali Geeddi oo oo ku sugan wadanka Sudan Magaalo madaxdiisa Khartoum

March 29|Gudiga Deegaanka Gobolka Banaadir ee Dowladii Cabdiqasim Salad ee Carta oo soo dhoweeyay Dr. Cadde Gaabow , Cabdullahi Firimbi oo ahaa Gudoomiyahii Hore ee Goblka uuna xilka ku wareejiyay

March 29|Ilaa 6 qof oo labo ka mid ah ay yihiin booliska Puntland ayaa lagu dilay iska horimaad ka dhacay tuulooyin hoostaga degmada Dahar,

March 28|Kooxo hubaysan ayaa maanta ku dilay magaalada Muqdisho nin ganacsade ah oo lagu magacaabi jiray C/qaadir Diini oo ku sugnaa gurigiisa oo ku yiilay agagaarka masjidka degmada Heliwaa.

March 28|Gaari laga Dhacay Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Dowlada Federalka Dr.Isaaq oo buuq aad u fara badan ka dhaliyay Magaalada baydhaba.

March 28|Saansaan colaad oo saakay laga dareemayo Deegaanka Suuqa Xoolaha ee Degmada Heliwaa iyo Agagaarka Kuliyadii Jaalle Siyaad

March 28|Afhayeen u hadlay Ganacsade Bashiir Raage Shiiraar oo wax aan jirin ku tilmaamay War ka soo yeeray Sheekh C/qaadir Soomoow oo sheegtay inuu ka mid yahay.

March 28|Madaxweynaha wadanka Sudan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa ku baaqay in dowlada FS la taageero.

March 28|Golaha wasiirada dowladda FS oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ayay kaga hadleen qodobadii horey ay uga hadleen wasiirada oo ay ka mid ahaayeen amniga qaranka iyo Baasaboorada.

March 28|Xubnaha Isbahaysiga la Dagaallanka Argagixisada ayaa galabta shir albaabadu u xiran yahay ku yeeshay xarunta Wasiirka Ganasiga Muuse Suudi

March 27|Wararkii ugu dambeeyay ee Codka Beesha ay idinkaaga soo ururiyeen dalkii Hooyo iyo wararkii ugu dambeeyay ee Xuquuq u dirirka Jabhadaha Xoreynta Ogaadeenya, oo uu ka wrbixin doono Gudoomiye kuxigeen Jabhada Dr. Maxamed Isma'il Cumar oo booqasho ku maraya dalalka Waqooyiga Ameerika!

March 27|Wasiirada arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta oo hadal ka soo saaray arrimaha Soomaaliya.

March 27|Isbahaysiga la dagaalanka Argagixisada oo wada abaabul dagaal oo ka dhan ah Isbahaisa Maxkamadaha Muqdisho.

March 27|Waraaqo lagu daadiyay W/Muqdisho , kuwaa oo lagaga soo horjeedo dadka Ku qaraabanaya magaca diinta ee uu madaxda u yahay Hogaamiyaha Al-Itixaad Shiikh Daahir Aweis

March 27|Xubnaha Isbaheysiga soo celinta nabadda iyo la dagaalanka argagixisada oo shir degdeg ah isugu yimid

March 27|Guddiga nabadgalyada oo rajo ka qaba in xal laga gaaro dagaalada Muqdisho

March 26|Xaaladda Dagaalada Muqdisho oo Maanta degan , kadib markii laga saaray xalay dhamaan Isbahaysiga Maxkamadaha iyo Isbahaysiga Dooxada oo maalintii Jimcaha weerar ku gaadmo ah ku soo qaaday degaanada Galgalato

March 26|maliishiyooyin Hubeysan ayaa is hortaageen xarun weyn oo Hay’adda Cilmibaarista iyo Wada-tashiga ee CRD ka dhisan lahayd Baydhabo.

Warkii Codka Beesha

LIVE: daily Internet Radio
Coming Soon -- RFS