91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Xaafadaha Albarakara oo saameyntii ugu ba’neyd dagaalada ku yeeshay Daawo Sawirada Xaafadahaas. 

                   

AUGUST 12, 2011 (Radfiofreesomalia.com) - Waxaa iisuurto gashay inaan booqdo maalinmadii Qamiista oo ay Taariiqda ku beegneyd 11/8/2011 xaafado ka mid xaafadahii laga barakacay oo si aad ah Dagaalada U dhaxeeyayay Alshababka iyo Dowlada Kuwa AMISOM ugu socday oo saameyn weyn ay ku yeesheen Xaafadaah waxaa ka mid ahaa Xaafadaha Albaraka, Black Sea Tirbuunka, Garoonkii Kubada Cagta Lagu ciyaari jiray Horseed, Isbitaalkii Xooga Digfeer, Dhamaan Xaafadaah waa Xaafadaha ugu Saameynta badan oo wax yeelada kasoo gaaray dagaaladii iyo Duqeeymhii Ba’naa oo magaalada ka jiray.

6/8/2011 maalinimo sabti waxaa magaalada muqdishi isaga baxay Xoogagaii ka soo Horjeedday Siyaasada Dowlada soomaaliya kuwaaas oo ku hayay Dagaalo iyo weeraro joogto ah Taasoo sababatay in Shacab badan isaga Hayaamaan guryahoodii iyagoo bad baadsanaya nafsadoodi  kuwaasoo qaarkooda dalka dhan isaga  tagay qaarna badaha ku baa’ba’ay qaarna wadama aan u qalmin Qaxooti ku noqday halka kuwa Awoodi waayay iney baxaana Degmooyinka Gobolka Banaadir oo nabdoonaa u barakacay oo guryo Kiro qaali ah degay.

Xaafadaha laga barakacay oo ku yaalay Aagaga ay Al shabaabka Dhufeesyada kla quteen ayaadan garan Karin gurigaada hadaad is tiraahdo soo eeg waayo xaafadahaasi oo dhan waxaa ka qodan BOHOLO waaweyn Geedka loo yaqaano geed yahuudka, runtii indhaheyga ilmo ayaa kusoo istaagay markii aan Booqanayay Xaafadahaasi waana garan waayay meeshu iney magaaladi tahay iyo in aan Miyi jooga.

Kuma koobna Bur burka xaafadaha kaliya waxaa kaloo jiray Dhismooyin aran oo si aad ah u Bu buray sida halkii lagu qaban jiray Dabaaldaga 21 Oktoobar xiligii Siyaad Barre, Sidoo kale Dhismihii Isbitaalka Digfeer ma garan kartid oo isagana waa Qarsoomay Ciid iyo Geed yahuud ayaana qariyay, sidoo kale Baarkii caanka ahaa oo sanadihii Muqdisho ay deganeeyd Dad weynaha isugu iman jiray ee CAYNU SHAMSI waxaad arkeysa iyagoo aad moda meel Keyn ah.

Runtii wixii ay in dhaheyga qabaneen ma aheyn wax cadi ah balse waxaan idiin balan qaadayaa haduu Illah idmo inaan iddiin soo bandhigo  saamaeynta ay dagaalada ku yeesheen magaalada,

 


By Asad Abukar Cali (Asad Yare)
Muqdisho Somalia      

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

   
Home | Download | Support | Contact us Free counter and web stats