91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Muqdisho Football Club oo qabatay tartan ciyaareedkii kubada cagta ee ciyaaraha One day Tournament (sanadkii 2aad)

Daawo Sawirada oo dhan (RIIX HALKAN)

Click here to see all the Pictures

JULY 16, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa taarikhda markay ahayd maalintii sabdiga ee 14ka Luulyo ee sanadka 2012,waxaa ka dhacay tartan kubada cagta ah oo loogu talagalay is dhex galka bulsahda (one day Tournament) magaalada Toronto ee dalka Canada.
Tartankan oo ay soo abaabuleen Muqdisho Football Club (Muqdisho FC)  ayaa waxaa lagu qabtay garoonka weyn ee Rechview Reservoir ee agagaarka Eglinton iyo Martin Groove ee magaalada Toronto.

Tartankaa waxaa ka soo qaybgalay afartan kooxood oo ku baratamayay koobab kala heer iyo da’ duwanaa. Kooxaha tartamayay ayaa waxay da’doodu ahayd lix jir ilaa iyo 17 jir , isuguna jiray gabdho iyo wiilal.
Daawashada Ciyaarta ayaa waxaa kasoo qayb galay Dadweyne aad u farabadan kuwaasi oo kala taageerayay kooxaha tartamayay, Ciyaarta ayaa waxa ay ku bilaabatay jawi dagan, Qaybtii hore ee Ciyaarta kadibna ay isreeb reeb adag la guda galay qaybihii dambe ee ciyaaraha.

Waxaa kale oo xafladaan ka soo qaybgalay madax Isport eek a kala socotay heerar kala duwan sida madaxa TSCO iyo maamulihii hore ee Toronto Soccer Association (TSA) mudane Charles Wyatt, iyo madaxa farsamada (Technical Director) Ontario Soccer Association, Mr. Martin Harvey iyo Laacibkii weynaa ee qaranka Somaliya Yusuf Shaqaaq iyo laacibkii hore ee Waxool Abdullahi Abdi (BULLE) iyo masuuliyiin kaloo farabadan oo aanan halkaan ku soo koobi Karin.

Sidoo kale waxaa xaflada goobjoog ka ahaa qudbad qiima weyna ka jeedisay marwo Kirsty Duncan oo ah haweeney ka tirsan baarlamaanka federalka dalka Canada ee laga soo doorto xaafada Etibicoke North
Sidoo kala waxaa iyana goobjoog ka ahaa tartamadaa saxaafadaha kala duwan ee dalka Canada iyo mareykanka, Idaacada VOA ee uu goob joog uga ahaa wariye Ibraahin Xasan Daandurey iyo wargaysyo farabadan uu na kamid ahaa wargayska Immigrant post , iyo Universal TV , website Hiiraan Online iyo Film qaadaha weyn ee Ahmed Ibrahin. Saxaafada oo si weyn ula dhacay ,waxa ay soo bandhigeen Muqdisho Football Club (Muqdisho FC) ayaa waxaa wareysi gaar ah saxaafada siiyay maamulaha MFC, mudane Cabdirahin Cali Raage, siweyn uga warbixiyay tartamadii iyo kooxihii ka soo qaybgalay tartankaa oo ay tiradoodu ahayd afartan koox , kuwaas oo ka kala yimid gobolka Ontario ee dalka Canada.

Gaba gabadii tartanka ayaa waxaa maamulaha MFC , Cabdirahin Cali Raage, waxaa uu u mahad celiyay dadkii suurta geliyay qabsoomida tartankaa oo ay ahaayeen; Waalidiinta, Macalimiinta iyo maamulayaasha kooxaha kala duwanaa eek a soo qaybgalay tartanka.

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

 
Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2004-2012 Copyright radiofreesomalia.com