| Sh. Maxamed Macalin Xasan
Ilaahay ha u naxariistee waxaa uu qayb libaax ka qaatay soo noolaynta dareenka diimeed ee dadka Soomaalida ah, halkanna waxaad ka dhagaysan kartaa Tafsiirka Quraanka Kariimka, taariikhda Sheekha oo kooban halkan ka akhriso. Haddii aad meelaha qaarkood codka si fiican u maqli kari waydaan naga raalli ahaada waa sidii ay noogu yimaadeene.
Halkan ka dhagayso Tafsiirka Quraanka kariimka ah. |