Codka Beesha

 



 

Wadaad diimeedka soomaliyeed isla markaana dowlada mareykanka ugu jiora liiska magacyada argikixisada xasan dahir aweys daboolka ka qaaday in uu wado qorshayaal uu ku doonayo in uu kui sameeyo dowlad islaami ah oo ka hir gasha gudaha dalka

June,18.2005 Radiofreesomalia

isgoo u waramayay shabakada wararka ee us.moheet.com ayuu ku beeniayay in uu wado dhismaha xizbi islami ah oo wata magaca iminka mareykanka ugu diiwaan gishan argikixisada ee al itahaad,

xasan dahir aweys ayaa yiri ma wato ajanda qarsoon wax walba oo aan doonayo si cad ah ayaan dadka ula socodsiiyaa kama baqayo in aan iraahdo waxaanb dhisayaa dowlad islaami ah

iyadoo ay jiraan warar horay u soo baxay oo shegayay in xasan dahir aweys uu jago muhiim ah ka hayo ururka alitihaad ayuu xusay in wax jaga ah uusan ka hayn ururkaas halka sirdoonada mareykanka iyo ithopia ay rumeysanyihiin in uu hogaamiyo garabka ugu muhiimsan al itahaad ee gacan saarka la leh ururka alqaacida

ilo wareed oo diiday in magacooda la shaaciyo ayaa daboolka ka qadaya in xasan daahir aweys uu dhisay wasaarad difaaceed oo uu leeyahay ururkaas alitahaad

mar uu ka hadlayay arinta ciidmada ayuu xusay in uu la dagaalamayo ciidamadaas haddii ay yimaadaan dalka somaliya

in kastoo uu xasan dahir aweys uu beeninayo in uu xubin ka yahay ururka al itahaad ayaa hadana waxaa xusud mudan in sanadkii 1992-93-dii uu hogaaminaayay ciidamadii ku duulay gobalada buntland ,gedo iyo j.hoose.

dhanka kale wasiirka arimaha gudaha somaaliya xuseen caydid ayaa maalinta isniinta magaalada tiriibuli ee dalka libiya uga qeyb galaya shir ka dhacaya magaaladaas oo ay leeihiin wasiirada arimaha gudaha ee ururka midoega africa

sida ay shaacisaya wakaalada wararka ee dalka liibiya jamahiriyanews waxaa shirkaas looga hadlayaa sidii wadamada ku bohoobay ururkaas ay u yeelan lahaayeen baasaboor mideysan

Cismaan xasan Cali
fantastic2295@hotmail.com

__________________________________________________

Editorial@radiofreesomalia.com









Muqaalka Som

Horn Afrik

 

STN

 



 

 

 



 

 

 

 



Casharka Quraanka Kariimka

   

Sh.Omar Faruuq

   



Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | Copyright © 2004 radio free somalia. All rights reserved.