91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Wasiirka Gaashaandhigga” howlgallada hadda ayeey sii xoogeysanayaan”

January 21, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay in aysan joogsan doonin howlgallada Al-Shabaab iyo Al-Qaacidda looga sifeynayo guud ahaan Soomaaliya.

Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda KMG Soomaaliya mudane Xuseen Carab Ciise oo isaga oo ku sugan dalka Mareykanka la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in aysan marnaba joogsan doonin howlgallada Soomaaliya looga xoreenayo Al-Shabaab iyo Al-Qaacidda, isagoo tibaaxay in hadda ay sii xogeysanayaan howlgalladaasi.

Waxa uu farta ku fiiqay wasiirka Gaashaandhigga in guullo laga gaaray dhammaan howlgalladii ay fuliyeen ciidammada Xoogga iyo guud ahaan ciidammada qalabka sida, isla markaana Al-Shabaab gabi ahaanba laga xoreeyay Caasimadda Muqdisho.

Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa tilmaamay in Istaraatiijiyad ay ugu tala galeen dagaalka ka dhanka ah Shabaab iyo Ajaanibtooda, waxa uu intaa ku daray in sanadkan uu yahay sanadkii xornimada Soomaaliya, maadaama guusha ay in yar ka hartay.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal uu ka socda dhammaan gobollada ay haraadiga ku yihiin Al-Shabaab iyo kuwa ay ku dhuumaaleysanaya ee Horjooggayaasha ah iyo Ajaanibta dalkeena ku soo dhuushay.

Ugu danbeyntii ayuu carabka ku dhuftay in uu shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka iyo dibeddiisa uu ugu Bishaareynayo guullaha isdaba joogga ah ee ay ciidammada Xoogga ka soo hoyeen dalka.

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

   
Home | Download | Support | Contact us Free counter and web stats
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2008 Copyright radiofreesomalia.com