91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Ku Dhowaad 100 Dhalinyaro Ah Oo Ka Tirsanaa Burcad Badeedda Oo Ku Dhawaaqay Iney ka Tanaasuleen Falalkii Ay Ku Jireen “SAWIRRO”

http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2013/01/1-27.jpg

JANUARY 10, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Ku dhawaad 100 dhalinyaro ah oo ka tirsan kooxaha burcad badeedda Soomaalida oo ay wehliyaan horjoogayaashoodii ayaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb kaga dhawaaqay inay ka tanaasuleen falalka burcadbadeednimada xilli ay goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Ximan iyo Xeeb oo uu madaxwaynuhu ka mid yahay.

Munaasabadda ay dhalinyaradan iyo hogaamiyaashoodu kaga dhawaaqeen inay ka tanaasuleen burcadbadeednimada oo lagu qabtay hoolka shirarka ee xarunta madaxtooyada Ximan iyo Xeeb ayaa waxaa ka hadlay xubno ka mid ahaa horjoogayaasha, iyagoo sheegay inaysan cidna ku qasbin tanaasulka ay maanta sameeyeen.

C/llahi Cabdi Gaadayar oo ka mid ahaa horjoogayaasha burcad badeedda ayaa sheegay inay ka tanaasuleen falalkii ay ku jireen, hubkoodiina ay ku wareejiyeen maamulka Ximan iyo Xeeb, waxaana uu sheegay in sidaasi si la mid ah loo baahan yahay in wadamada ay xeebaha Soomaaliya ka joogaan ay ka tanaasulaan gurashada khayraadka Badda Soomaaliyeed.

Maxamed Cabdi Xasan oo ku magac dheer (Afwayne) oo isagu sheegay inuu goor hore ka baxay burcadbadeeda ayaa madasha ka sheegay inay muddo ka shaqanayeen soo hanuuninta dhalinyaradan iyagoo kaashanaya maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb iyo dawlada dhexe ee Soomaaliya.

Madaxwaynaha maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ayaa waxa uu ku dheeraaday ka hadalka arrintan, isagoo fariin u diray beesha caalamka, kaasi oo ku aadan inay joojiyaan xadgudubyada ay maraakiibtoodu ka wadaan biyaha Soomaaliya.

Waa tiradii ugu badnad ee ka mid ah burcadbadeeda oo mar qura ka tanaasusha falalkii ay hor ugu jireen ee qafaalashada gaadiidbadeedka, waxaana arrintan ay ka ay ka qayb ka ahayd sharciyo ay soo saareen Baarlamanka Ximan iyo Xeeb horaantii 2012-kii, kuwaasi oo ku wajahnaa la dagaalanka burcadbadeeda.


http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2013/01/2-14.jpg
http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2013/01/3-15.jpg
http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2013/01/43.jpg
http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2013/01/53.jpg
http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2013/01/63.jpg
http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2013/01/73.jpg
http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2013/01/86.jpg
Photo By:-Maxamuud Cabdi Diirshe

 

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

 
Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2004-2012 Copyright radiofreesomalia.com