91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Casho Sharaf Lagu Maamuusayey Sanad Guuaradii Saddexaad ee Madaxweynaha Oo Xalay Muqdisho Lagu Qabtay

February 1, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Xaflad Casho Sharaf ahayd oo lagu maamuusayay sanad guuradii Saddexaad ee ka soo wareegatay markii xilka loo doortay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya isla markaana ay ka soo qeyb galeen masuuliiinta dowladda iyo qeybaha Bulshada ayaa xalay ka dhacday xarunta madaxtooyada qaranka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.

Munaasabadda lagu maamuusayay markii xilka madaxweynaha loo doortay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa ka soo qeyb galay guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, ku simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku xigeen iyo wasiirka Difaaca Xuseen Carab Ciise, xubno kale oo ka tirsan golaha wasiirrada, Xildhibaanno AHSWJ, iyo qeybaha Bulshada.

Ugu horeyn waxaa munaasabadda casho sharafta ka hadlay ku simaha Ra’iisul wasaaraha ahna wasiirka Gaashaandhigga mudane Xuseen Caran Ciise waxa uuna tilmaamay in saddexdii sano ee la soo dhaafay ay ciidammada Xoogga dalka ka sameeyeen hormar la taaban karo, isla markaana ay sii wadayaan dadaalka ku aadan sidii dalka looga xoreen lahaa Al-Qaacidda iyo Al-Shabaab.

Sidoo kale waxaa munaasadda haddal ka jeediyay guddoomiyaha Baarlamaanka mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan waxa uuna dalka u rajeeyay in uu Alle dhibaatada ka saaro isla markaana la sii hiigsado hormar baaxad leh ee hadda la sameeyay.

Ugu danbeyntii waxaa haddalka soo gabagabeeyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, waxa uuna u hambalyeeyay ummada Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan, isagoo intaa raaciyay in muddadii saddexda sano ee ay dowladda jirtay in ay u qabsameen wax badan, laakin weli aysan gaarin meeshii ay doonayeen.

Madaxweyne shariif ayaa shacabka Soomaaliyeed ku ammaanay sida ay u garab istaageen dowladda iyo howlgalka ay dalka ka wadaan ciidammada Qalabka Sida ee Soomaalilya, waxa uu intaa raaciyay in ay sii wadi doonaan dadaalka ay ugu jiraan in Soomaaliya loo soo celiyo Sharaftii iyo karaamadii ay caalamka u lahayd.

 

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

   
Home | Download | Support | Contact us Free counter and web stats
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2008 Copyright radiofreesomalia.com