Codka Beesha

 



 

Magacyada Ra'iisal wasaare ku xigeennada, wasiirada iyo wasiiru-dowlayaasha la magacaabay

Dic,6.2004 Radio Free Somalia (RFS)

Maxamud C/llaahi Sifir
Ra’iisal wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekadaha

Xuseen Maxamed Ceydiid
Ra’iisal wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha gudaha

Sheekh Aadan Mdoobe
Ra’iisal wasaare ku xigeen ahna wasiirka Garsoorka

Maxmed Qanyare Afrax
Wasiirka Amniga Qaranka

Maxamud Sayid Aadan
Wasiirka Hanti dhowrka Qaranka & qalabeynta

Maxamed Ibraahim Xaabsade
Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo xiriirka Jaaliyaddaha dibadda

Maxamed Maxamud Guulled (Gacma-dheere)
Wasiirka horumatinta Reer Miyiga iyo Daaqa

Maxamed Salaad Nuur
Wasiirka Macdanta iyo Biyaha


Mowliid Macaan Maxamud
Wasiir-dowlaha Beeraha

Maxamed C/llaahi Kaamil
Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisal wasaaraha

Khaalid Cumar Cali
Wasiiru-dowlaha Xafiiska madaxweynaha


Ibraahim Sheekh Cali (Jeebbo)
Wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda


Axmed Sheekh Maxamed (Laxoos)
Wasiiru-dowlaha Amiga Qaranka

Salaad Cali Jeelle
Wasiiru-dowlaha warfaafinta

Ibraahim Isaaq
Wasiiru-dowlaha Qorsheynta


Waxaa la magacaabay wasiir ku xigeenno ayna Ka mid yihiin :

Waxaa xusid mudan in xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo aad uga biyo diidanaa jagada wasaaradeed ee la siiyay ay ku qaadatay madaxweynaha iyo Ra'iisal wasaaraha inay qanciyaan daqiiqadihii ugu danbeeyay markii shir adag oo xasaasi ah ay Hotel gaar ah ku yeeshaan, waxaana dhacday inuu Qanyare markii danbe ku soo biiro wasiirada la dhaarinayo.

 







Muqaalka Som

Horn Afrik

 

STN

 



 

 

 



 

 

 

 



Casharka Quraanka Kariimka

   

Sh.Omar Faruuq

   



Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | Copyright © 2004 radio free somalia. All rights reserved.