|
RADIO FREE SOMALIA
- - - -Fikradaha - OPINION
Maqaalo |
INSIDE RFS
NEWS
WARKII
MAANTA |
DAAWO SAWIRRADA:-Arday Gaareysa 400 Oo Deeqo Waxbarasho Ka Helay Turkiga Oo Maanta Muqdisho Laga Soo Sagootiyey
February 2, 2012 (Radfiofreesomalia.com) -
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Arday tiradoodu gaareyso 400 oo maanta Muqdisho laga soo sagootiyey kuwaasi oo deeqo waxbarasho ka helay Walaalaha Turkiga.
Munaasbadda lagu sagootinayey Ardayda oo ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidoo kale waalidiinta Ardayda deeqaha waxbarasho ka helay Turkiga.

















































































Photo By:-Abdifitah Dahir Jeite
Radiofreeomalia.com - Muqdisho

|