91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Baarlamanka Soomaaliya oo Maanta iska dhex doortay gudoomiyayaasha gudiyada Baarlamanka laguna hor dhaariyay mid kamid ah wasiir dowlayaasha

JANUARY 5, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Kalfadhiga koowaad ee kulanki 45aad oo ay mudaneyaasha Baarlamanka maanta kuyeesheen xarunta golaha shacabka oo ay soo xaadireen 170 Xildhibaan uuna shir guddoominayay gudoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka dalka Jeeylaani Nuur Iikar waxa uuna ahaa ajandaha Doorashada Gudoomiyeyaasha, kuxigeenadooda iyo xubnaha kale ee gudiyada Baarlamanka.

Furitaanka shir gudoonka kadibna waxaa la galay doorashada gudoomiyeyaasha iyo xubnaha kale ee gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka gudi Walbana waxa uu iska soo dhex saaray gudoomiye. Kuxigeen iyo xoghaye.

Gudiyada ilaa iyo iminka ku guuleystay in ay is doortaan ayaa waxa ay kala yihiin, gudiga beeraha hormarinta reer miyiga xoolaha iyo kheyraadka Badda, gudiga xaquuqul insaanka haweenka iyo arrimaha bini’aadannimada, gudiga wacyigalinta dhaqanka boostada iyo isgaarsiinta, gudiga Dhaqaalaha, ganacsiga iyo warshadaha, gudiga xeer hoosaadka anshaxa xasaanadda iyo daryeelka xildhibaanada iyo gudiga difaaca.

Waxaaana saxaafada la hadlay qaar ka mid ah gudoomiyeyaash gudiyadaasi la magacabay, gudoomiyaha gudiga xaquuqul insanka, haweenka iyo Arrimaha binn’aadanimada khadiijo Maxamed Diiriye ayaa saxaafadda uga warbixisay qaabka ay u dhacday doorashada iyadoona sheegtay in Maanta ay bilaabatay doorashada waxaana gudiga ay ka koobanyihiin 15 gudi kuwaas oo gudi waliba ay iska soo dhaxdooran doonaan Guddoomiye, ku xigeen iyo xoghaan.s

Sidoo kale waxaa isaguna warbaahinta la hadlay gudoomiyaha gudiga difaaca ee Baarlamaanka Xuseen Carab Ciise waxa uunatilmaamay in uu aad Ugu faraxsanyahay in uu yahay guddoomiyaha gudiga difaaca dalka taas oo uu horay uga soo shaqeeyay, isagoona intaasi raaciyay in uu ka Shaqeyn doono hormarka ciidamada dalka.

C/qaadir Sheekh Cali Ibraahim “baqdadi” oo isaguna gudoomiye looga dhigay gudiga xeer hoosaadka anshaxa xasaanada iyo daryeelka Xildhibanada ayaaa tilmaamay in qorshiisa ugu horeeya uu yahay xaquuqda xildhibaanada.

Dooroshada gudoomiyehaasha kuxigeenadoo iyo xubnaha kale ee gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka ayaa ila iyo iminka socda waxaana Harsan ila sagaal gudi iyadoo shir gudoonka Baarlamaankana uu sheegay in maanta ah lasoo gaba gabeyn doono doorashada gudiyada.

Dhinaca kale kulankii maanta ee Baarlamaanka ayaa lagu dhaariyay wasiiru dowlaha xarunta madaxtooyada Qaranka Faarax C/qaadir waxaana Goobta ku dhaariyay gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka.

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

 
Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2004-2012 Copyright radiofreesomalia.com