Codka Beesha

 



 

Dhalasho


Waxaan Annaga oo ah dhamaan reer Cali Caddow halkaan tahniyad uga direynaa Cabdulqadir Cali Cadow iyo Ramla Shiikh Shariif oo uu wiil ugu dhashay dalka Sweden magaalada Gottenborg , wiilkaasoo loo bixiyay Cali cabdulqadir


Waxaa Hambalyada iyo bogaadinta diraya dadka kala ah:-

1.Inj. Maxamed Cali Caddow iyo Xaaskiisa
2.Cabdulle Cali Caddow iyo Xaaskiisa
3.Cabdulqadir Cali Caddow iyo xaaskiisa
4. Muse Cali Caddow iyo Xaaskiisa
5.Mowliid Cali Caddow iyo Xaaskiisa
6. Shiikh Ahme Cali Caddow iyo Xaaskiisa
7. Nasro Cali Caddow iyo odageeda


waxaana lee nahay noqo kii soo kora ee dadkiisa iyo dalkiisa waxtara alaha ka dhigo

Aamiin,,, aaamiiin








Muqaalka Som

Horn Afrik

 

STN

 



 

 

 



 

 

 

 



Casharka Quraanka Kariimka

   

Sh.Omar Faruuq

   



Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | Copyright © 2004 radio free somalia. All rights reserved.