91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Guddoomiyaha IFAD lana hadlay Ardeyda Jaamicadda Rome3”DAAWO SAWIRRADA”

February 1, 2012 (Radfiofreesomalia.com) -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa kulan dheer la qaatay Guddoomiyaha Hay’ada Dhaqaalaha ee Arrimaha Beeraha ee Qaramada Midoobay (IFAD) Kanayo F. Nawanze oo ay ka wada hadleen sidii loo soo nooleyn lahaa xiriirka Soomaaliya iyo IFAD, mashaariicda horumarineed ee lagu wado in laga fuliyo Soomaaliya iyo arrimo kale.Kulankan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya FAO Dr Ibrahim Xaaji, waxaana goob joog ahaa Wasiir ku xigeenka Difaaca Catoosh, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Talyaaniga Nur Adde iyo mas’uuliyiin kale.
Guddoomiyaha IFAD ayaa uga mahadceliyey Ra’iisul Wasaare Abdiweli waqtigiisa qaaliga ah, sheegeyna in IFAD ay mudnaan gaar ah siineyso Soomaaliya diyaarna u tahay inay ka fuliyaan mashaariic lagu horumarinayo beeraha, xoolaha iyo kalluumeysiga. Guddoomiyaha ayaa xusay in Soomaaliya lagu leeyahay 20 million oo deyn ah, ha yeeshee xaaladda adag ee uu dalku marayo inay kala hadleen Sacuudiga sidii deyntaas loo bixin lahaa si Soomaaliya ay xaq ugu yeelato deeqaha lagu horumarinayo beeraha, xoolaha iyo kalluumeysiga. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey IFAD kaalmada mashaariicda horumarineed ee ay ka fuliyaan Somaliland kana codsaday in la sii labo jibaaro kaalmada loo fidiyo Soomaalida.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka qeybgalay kulan si heer sare ah loo soo agaasimay ee uu kula hadlayey ardeyga Jaamicadda Rome3. Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa khudbadiisa diiradda ku saaray sida maamul wanaaga iyo dhismaha hay’adaha dowliga ah ay laf dhabar u yihiin horumarka Soomaaliya. Ra’iisu Wasaaraha ayaa tusaalooyin u soo qaatay wadamada africa iyo kuwa Aasia iyo sida ay horumarka baaxadda leh uga sameeyeeen horumarka iyo dib-u-dhiska. Waxuuna sheegay in horumarka laga sameeyey Soomaaliya haddii la sii joogteeyo uu dalku horumar ku tallaabsan karo ee dhanka maamul wanaaga.














 

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

   
Home | Download | Support | Contact us Free counter and web stats
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2008 Copyright radiofreesomalia.com