91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Guddiga Dib U Heshiisiinta Qaranka Oo Qorsheeynaya Dhexdhexaadinta Beelaha Colaaddu U Dhaxeeyso

February 1, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Guddiga dibu heshiisiinta qaranka ayaa sheegay in ay xubno ka tirsan guddigaasi u diri doonaan gobollada dalka si ay u dhex dhexaadiyaan beelaha colaaduhu u dhexeeyaan, dhanka kale waxa ay walaac ka muujiyeen khilaafka baarlamaanka.

Guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta qaranka mudane Ismaaciil Macalin Muuse oo shir jaraa’iid ku qabtay xafiiskiisa kadib kulan ay yeesheen xubnaha guddigaasi ayaa sheegay in xubno ka tirsan guddiga ay u diridoonaan qeybo gobollada ka mid ah gobollada dalka si ay u soo dhameeyaan colaadaha u dhaxeeya jufooyinka ku nool gobolladaasi.

Sidoo kale guddoomiyihu waxa uu intaa ku daray in guddigu uu dardar grlinayo howlaha dib u heshiisiinta dalka inta lagu guda jiro waqtiga kala guurka ah, isagoo ka hadlay qiimaha nabadda iyo sida guddigu ugu diyaarsanyahay gudashada howlaha dib u heshiisiinta ah ee loo igmaday.

Ismaaciil Macalin Muuse ayaa muujiyay sida uu uga xunyahay khilaafka hareeyay baarlamanka isagoo ku baaqay in ay dhameeyaan khilaafka dhexdooda ah isla markaana ay shirarkooda qabsadaan iyagoo mideeysan.

Sidoo kale guddigu waxa uu ku baaqay in wadahadal lagu dhameeyo colaadda ka Oogan deegaanka Buuhoodle ee gobolka Togdheer, isagoo xusay in guddigu uu gacan weyn ka geeysan doono sidii loo dhameyn lahaa colaaddaasi.

Arintani ayaa qeyb ka ah dadaalka aan kala go’a laheyn ee guddigaasi ugu jiro dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed ee ku nool gobollada kala duwan ee dalka.

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

   
Home | Download | Support | Contact us Free counter and web stats
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2008 Copyright radiofreesomalia.com