91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Hargaysa oo aan si weyn looga soo dhaweyn Aqoonsiga Maraykanka u fidiyey Federaalka Soomaliya

JANUARY 21, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Kadib markii Dowlada Maraykanka ku dhawaaqday inuu aqoonsi rasmi ah siinayo Xukuumada Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxay shacabka ku dhaqan gobalada maamulka Soomaaliland ka taliyo si weyn uga doodayeen sida ay arrintan saameynta ay ugu yeelan karto Aqoonsi Raadiskii Maamulka Soomaaliland ka codsanayey Caalamka.

Shacabka ayaa in badan oo kamid ah walaac ka muujiyeen taageerada Caalamiga ah ee iyo waliba Aqoonsiga Rasmiga ah ee Dowlada Federaalka Soomaaliya ka helayso wadamada Awooda caalamka kuleh, ayagoo si weyn u hadal haya go’aanka Maraykanka gaaray.

Shacabka Soomaaliland ayaa maalmihii lasoo dhaafay warbaahinta u marinayey talooyin ku socda xukuumada Soomaaliland oo ku aadan inay dar dar geliso aqoonsi raadiskii ay Soomaaliland waday 21kii sano ee lasoo dhaafay. Shacabka iyo Waliba xisbiyada mucaaridka ee Soomaaliland ayaa ku dhaliilay Wasaarada Arrimaha Dibada ee Soomaaliland inay gaabisay kuna fashilantay hawshii loo xilsaaray.

Waxaa sidoo kale walaac xoogleh xukuumada Soomaaliland ka muujisay isu soo dhawaanshaha iyo aqoonsiga dheeraadka ah ee Dowlada Ingiriiska siisay dowlada xiligan hogaamisa maamulka Federaalka.

Dhawaan ayuu Maxamed Cabdullahi, Wasiirka Arrimaha Dibada ee Soomaaliland safar ku tagay dalka Ingiriiska xili ay halkaasi safar ku mareysay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Federaalka Fowsiya Yusuf.

Wasiirka Soomaaliland ayaa ku guuldareystay inuu la kulmo Wasiirka Arrimaha Dibada ee Ingiriiska William Hague oo asagu qado sharaf iyo soo dhaweyn weyn u fidiyey Wasiirka ka socday Federaalka ee Fowsiya Yusuf. Dowlada Ingiriiska iyo Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay dhawaan furan doonaan Safaaradihii labada dhinac ay ku kala lahaayeen London iyo Muqdisho.

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Soomaaliland ayaa markii uu dib ugu soo noqday Hargeysa ku dhawaaqay in Soomaaliland ay dib uga qeyb qaadan doonin Wadahadalkii u dhaxeeyey Dowlada Federaalka iyo Soomaaliland hadii ay wadahadalkaasi kasoo qeyb galayaan xubno kasoo jeeda gobalada Somaliland, shuruudaasi oo ay sheegeen inaysan ka tanaasuli doonin.

Inkastoo hadalka Wasiirka Soomaaliland u muuqday mid ku socday dhanka Fowsiya Yusuf oo iyadu horey uga mid ahayd siyaasiyiintii u ololeyn jiray Somaliland balse dhawaan ku biirtay Xukuumada cusub ee Federaalka, ayeysan jawaab cad weli ka bixin Dowlada Federaalka.

Xubno kamid ah Xukuumada Dowlada Federaalka oo la hadlay Horseed Media ayaa sheegay in wadahadalka Federaalka iyo Soomaaliland aysan ahayn hawl inteeda badan khuseysa Wasiirka Arrimaha Dibada ee Fowsiya balse ay tahay hawl ay qorshaheedu leedahay Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Federaalka.

Dowlada Maraykanka ayaa la filayaa inay sii wado Siyaasadeeda (Dual Track) oo ay xiriirka tooska ah kula leedahay maamulada Soomaaliland iyo Puntland, balse aqoonsigan dheeraadka ah ee Maraykanka siiyey Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa  noqoneysaa mid awood dheeraad ah oo diblumaasiyadeed siineysa Dowlada Federaalka oo markaasi heshiisyo si toos ah ulla geli karta dalka Maraykanka iyo wadamada kale ee caalamka.

Dib u furida Safaaradaha Soomaaliya ee wadamada Reer Galbeedka ayaa kamid ah qorshaha Federaalka arrintaasi oo caqabad xoogan ku noqon karta dhaq dhaqaaqii diblumaasiyadeed ee Soomaaliland horey uga waday qeybo kamid ah wadamada caalamka gaar ahaan wadamada Maraykanka iyo Ingiriiska, arrintaasi oo illaa iyo hada weli miro dhal noqon weyday.

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

 
Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2004-2012 Copyright radiofreesomalia.com