![]() |
![]() |
![]() |
|
|
Fanaanadda caanka ah ee Canab Ismaciil (Canab Marwo) oo kamid ah fanaaniinta aadka loo jecelyahay dalka Jabuuti iyo waddamada dibaddaba. ayaa waxay soo saartay Hees aad looga dabadhacay ee dhegaysi wacan!
JUNE 9, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Fanaanadda caanka ah ee Canab Ismaciil (Canab Marwo) oo kamid ah fanaaniinta aadka loo jecelyahay dalka Jabuuti iyo waddamada dibaddaba. Heestan ayaa waxaa ereyadeeda curiyay Abwaan Cabdullahi F. Warsame (Abwaan Abdullahi Lacture) laxankana saaray Cabdi DaaŽuud xasan, Waxaana tumay oo habeeyay Shegow Bishaara. Haddaba dhagaysi haboon. Haddii aad doonaysid inaad la xidhiidhid Fanaanada kala xidhiidh Emailka ah. anab_fakte@hotmail.co.uk. Halkan Guji - Heestii Canab Marwo
Radiofreeomalia.com - Muqdisho
|
|