ADVERTISE ON RADIO FREE SOMALIA
   

 


BBC
11:00 AM
14:00 AM
16:00 PM
18:00 PM
Radiofreesomalia
Radio Banadir
Radio Shabele
Codka Soomaliyeed
Sagal S. Radio
Radio Dalmar
Radiyo Xoriyo
Radio Golis (RG)
Somali TV Network
Swiss Radio
RadioSweden
Radio Mennisoto 

114 ka Quranka
QURAAN DHEGEYSI IYO AKHRIS WADA SOCDA 114
  Sarifka Lacagaha
sarifka Maanta
English
SOMALI LINKS
 

Aflax
Abaaji
Allpuntlnad
Arlaadi Online
Arlaadinet
AllSomali
ABTECH IT
Balcad
Banadir Software
BBC Soomaali
Boosaaso
Benadir
Banadir Network
Cadaado Net
Codk Som. Galbed
Cigonet
DR Online (Somali)
Dalka.com
Djibouti Net
Dayniile
Gabooye
Geeska Afrika
Goofka
HiiraanToday
Hiiraan
Hobyonet
Horn Afrik Online
I R I N NEWS
Jamhuuriya
Jowhar Online Kenyan Somali
Lafoole
Maaneed
Muqdisho City
Mareeg.com
Midnimo.com
Mareegonline
Mudug-Online
MuqdishoNet.com
Maymaay
Marka Caddeey
Mudullood
Onkod
OgadenLF
Puntland Post
Puntlandnet
Qaranimo.com
Qorahay Online
Rayi' Press
Reexamar
Riverineland
Ruunkinet
SBC Online
SaafiStudio Somali Water
Somali Fish. Soc.
Somaliawatch.org
SomaliWeyn
Somali Globe
Som. Civil Soc'y
SATEC
SSUP.ORG
Somali Education
Somalilandnet
Somalia Online
Somalihome
Somalia FINFO
Somali Peace Pro.
SomaliUK.com
Somalitalk.com
SomaliNet
Somali Inter
Som R. & H. Cen.
Somitek
Somali Governmen
Somaliroots
Somaliwebsite
UN-Somalia
Wadani.com
Warshiiq
Xurnimo
Yoobsan
Yaaqshiid

Islamic links
 
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net
spacer graphic
PROGRAMS ON SOMALI TV
MUUQAALKA SOOMAALIDA
Saturday 9:00 am wednesday11:30 am
iidhehyadda Codka Beesha

BROADCASTS RADIO
 
Codka Beesha: Suturday/8:00pm Synday/10:00pm

 
   
INSIDE RFS NEWS  
Doorashadii Madaxweynenimada waxau ku dhamaatay sidan:

Dream Come True
Noqo qofka ugu horeeya ee natiijada ogaado,

Waxaa isku soo haray wareegii ugu dambeeyay C/llahi Yusuf iyo C/llahi Cadow
waxaa tanasul sameeyay sadexda musharax ee kala ah C/rahman jaamac Bare , C/qasim Salad Iyo Inj Caddow
Noqo qofka ugu horeeya ee natiijada ogaado,
C/lahi Yusuf = 80 C/llahi Cadow = 35 Mohamed Qanyare = 33
C/rahman jaamac= 19 Inj Caddow = 14 Caabdiqasim = 15
October 10| Dad badan oo goobta jooga doorashada taagan ayaa ku heesaya Bulletkii dhamaa ee yaan ballotka lagaaga badin, doorashada waxay ku dhamaatay si habsami leh, hadana waxaa la gudo galay wareegii labaad ee 4ta musharax ee ugu dhibcaha badan ayaa u taagan loolanka,....
October 10|doorashadii Codbixinta oo Bilaabatey, waxaana bilaabay Sadexda gudoomiye ku xigeen ee barlamanka, wuxuu dhamanaya wareega koowaad saacada Afrikada bari marka ay tahay 12ka duhurnimo ama salada duhur ka hor, inkastoo aysan u bilaan doorashada waqtigii loogu tala galay oo waxay dib u dhacday 2saac iyo 40 daqiiqadood,waxaa loo codeynayaa 24 musharax iyagoo ay 4 musharax saacadihii horeba iska tanaa suleen.

October 10|Waxaa si official ah u dhamaaday wareegii koowaad iyo tirakoobkiisii waxaana laysku haystaa in lagu dhawaaqo 6da musharax ee ugu horeyso iyo in salaada dabadeed lagu dhowaaqo, ...., waxaan idiin balan qaadaynaa in aan idinla soo socodsiino wax alaale iyo wixii is bedel ah ee nagu soo kordha,,,,.
October 9|Wararkii ugu dambeeyay ee Somaila. Farxiya Ali Qaaje.. Codka Beesha - Mogadisho
October 9|wararkii ugu dambeeyay ee Puntland. Sahra Saglan..... Codka Beesha - Galkacyo
October 9|wararkii ugu dambeeyay ee Somaliland. Muuse Farax Jambiir.. Codka Beesha - Hargaysa
October 9|wararkii ugu dambeeyay ee Kenya. Mursal Quulle Codka Beesha - Nairobi
October 9|C/llaahi Axmed Caddow “Haddii aad doorataan cid aan berri xilkaasi fulin karin mas’uuliyada idinka ayey idin saaran tahay.C/llaahi Axmed Caddow ayaa manta xaflad qado aheyd oo si weyn loo soo agaasimay ku qabtay hotelka Hilton ee magaalada Nairobi, waxaana
October 9|Xusul duub ay xalay bilaabeen musharrixiinta madaxtinimadda dalka Soomaaliya oo ilaa iyo maanta socota. Sida ay sheeggayaan wararka inaga soo gaaraya magaaladda nairobi ee xarunta waddankaasi kenya oo hadda ay ka socoto shirka dib u heshiisiinta ayaa tibaaxaya in guddiga fududaynta shirka
October 9|Afar qof ayaa ku geriyootay is rasaaseyn saaka ka dhacdey suuqbacad. Afar qof ayaa geeriyootay dhowr qof oo kalena wey ku dhaawacmeen keddib markii ay is rasaseyn ka dhacdey suuqabacaad barqanimadii maanta.
October 9|Qiimo dhac ku yimid Hubka lagu gado Suuqayada Cirtoogtayasha. Waxaa qiimo jab ku yimid Hubka lagu gado suuqyada Cirtoogtaha loo yaqaan taasoo lo aaneynayo iney sabab u tahay Dowladda la filayo in ay ka dhalato shirka dib u heshiisiinta Somalida ee Nairobi.
October 9|Dowladda Kenya oo muujisay in ay si adag u sugi doonto ammaanka goobta ay ka dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Somaliya. Wararka ka imaanaya Nairobi ayaa sheegaya in Dowladda Kenya ay u diyaarisay ciidamadii ugu badnaa oo waqtiyadaan dambe howlgala Xafladda doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la filayo iney dhacdo barri oo Axad ah si loo adkeeyo ammaanka goobta ay doorashadu ka dhacayso oo la filayo iney isugu yimaadaan dad aad u fara badan iyo Madaweynayaal iyo Mas'uuliin kaleba.
October 9|Saraakiisha Maleshiyada Xusen Ceydiid iyo Ciidamadii Maxaakimta Islamiga ah oo weli is khilafsan. Iyadoo ay isgooyska degmada Howl-wadag ee magaladan Muqdisho ay isku horfadhiyeen baryahan ciidamada Maxaakimta Islaamiga ah iyo Meleeshiyooyinka Xusen Ceydiid ayeysan muuqan wax xal ah ee arinkas la xiriira.
October 8|Garoonka kasraani oo lagu wado in doorashadda lagu qabto waa meel sidee ah. Dhammaan wariyayaasha ka qaybgalaya shirka dib u heshiisiinta kooxaha soomaaliyeed uga socdo duleedka magaaladda nairobi ee Mbagathi ayaa waxaa maanta la soo tusay halka ay dawladda kenya iyo urur goboleedka IGAD ugu talogaleen in lagu qabto ,...

October 8|Wariyahayaga Nairobi Mursal Quulle oo maanta taggay xaafadda ay soomaalidu degto ee islii. ayaa ka waramaya sida doorashada madaxtinimadda dalka soomaaliya halkaasi looga arko.
October 8|Xildhibaanadu waa inay doortaan Cabdilqasim iyo Galaydh. (Hasan Warankule)
October8|Dhagaysiga musharixiinta jagada madaxtini madda dalka soomaaliya oo la soo gabogabeeyey.
Waxaa maanta si rasmi ah loo soo gabogabeeyey dhagaysiga musharixiinta u tartamaysa jagada madaxtinimadda dalka soomaaliya oo ay u sharaxanyihiin in ka badan 28 musharax kuwaasi oo buuxiyey shuruudihii looga baahnaa.
SUUDI YALAXOW OO CASHO SHARAF U SAMEEYAY XIDHIBAANO AQOONYAHANO SIYAASIYIIN IYO WAX GARAD. Xafladaas waxaa ka so qayb galay dad aad u fara badan isuguna jiray Xilidhibaano siyaasiyiin aqoon yahano iyo culumu aa u diin oday dhaqameedyo iyo Mas'uuliyiin sare ee ka socday beesha caalamka, EEC, IGAD, iyo ururada samafalada.
October 7|Madaxweynaha dalka kenya Mwai Kibaki oo casho sharaf u sameeyey guddoomiyaha baarlamaanka ku meel gaar ka ah ee soomaaliya iyo labadiisa ku xigeen. Waxaa xalay casho sharaf loogu sameeyey guddoomiyaha baarlamaanka federaalka ku meel gaarka ee soomaaliya xarunta madaxtooyadda dalka kenya Iyadoo ay halkaasina ku qaabileen madaxweynaha dalka kenya Mwai Kibaki iyo mas"uuliyiin sar sare oo ka tirsan dawladda kenya .
October 7|Ciidamada Madaniga ah oo wax qabadkooda la dareemay. Goobo ka tisrsan magaalada Muqdisho oo xoogaa nabad ah laga dareemay ayaa loo aaneynayaa hawlgallada ciidamo xaafadeedyo lagu magacaabo Difaca Madaniga ah oo Muqdisho laga sameeyey ay ka fulinayaan deegaanada ay joogaan, si ay uga hortagaan kooxaha dhibaatooyinka ka geysanaya xaafadaha dhexdooda.
October 7|Roobab ka da'ay goobo ka mid ah Galguduud. wararka ka imaanaya Deg. Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ay roobabka Deyrta ay ka curtay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Somaliya, iyadoo gobolkaasi mudooyinkan uu ka mid ahaa goobaha uggu badan ee abaaruhu saameeyeen dalka Somaliya.

October 6|Barlamaanka federalka ku meel gaarka ee soomaaliya oo maanta dhagaysanayey khudbadaha musharixiinta jagadda madaxtinimadda dalka soomaaliya. Baarlamaanka federalka ku meel gaarka ee soomaaliya ayaa maanta dhagaysanayey khudbadaha mushaxiriinta jagadda madaxtinimadda dalka soomaaliya Iyadoo aysan goobtaasina maanta u dhamayn dhammaan xildhibaanadda baarlamaanka federaalka ku meel gaarka ee soomaaliya.
October 6|Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya oo la kulmay Madaxweynaha Kenya. Wararka ka imaanaya Nairobi ayaa sheegaya in Sharif Xasan , Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya uu maanta kula kulmay Nairobi Madaxweynaha Kenya.
October 6|Jeylaani Qaalli Huurshe oo dib loogu magacaabey Jagadii Guddoomiyaha Maxkamadda Islaamiga ee Sh/Hoose. Wararka ka imaanaya Marka ayaa sheegaya in kulan ay isugu yimaadeen maamulka gobolkaas oo uu shir guddoominayay Sh. Yusuf Indhacadde Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose lagu go'aamiyay in dib loogu magacaabo Jeylaani Qaalli Huurshe jagadii hore looga qadey bishii Juune ee sanadkan.
October 6|Qaramada Midoobey oo Xafiiskeedii dib uga furaneysa Muqdisho marka la dhiso Dowlad Somaliyeed. Warar ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa sheegaya iney diyaar u tahay dhowr sano kadib xafiiskeeda Magaalada Muqdisho iney dib u furi doonto marka ugu horeyso oo ay dowlad Somaliyeed la dhiso, sida uu sheegay sargaal ka tirsan Qaramada Midoobay.
October 6|Baarlamanka Somaliya oo helay US$ 56000. Wararkii ugu dambeeyay e naga soo gaara Nairobi ayaa sheegaya in 28 musharax oo u taagan xilka madaxtnimada Soomaaliya ay is diiwaan galiyeen , bixiyeenna lacagta baarlamaanka uu ku soo rogay oo ah qofkiiba laba kun oo doolar.
October 6|
Xabsiyada Gaalkacyo oo xaaladdooda aad looga deyrinayao. Wararka ka imaanaya Gaalkacyo ayaa sheegaya in Xaaladda xabsiyada magaalada Gaalkacyo dhinaca uu ka taliyo maamulka Puntland si aad ah looga deyrinayo iyadoo la sheegayo in ragga, haweenka iyo caruurtuba hal meel lagu xiro.
October 6|Shirkadaha Qaadka ka soo daabula Ethiopia oo laga joojiyay Puntland. Madaxweyne ku xigeenka maamul gobaleedka Puntland Maxamed Cabdi Xaashi ayaa sheegay in shirkadaha qaadka Itoobiya ka keena la mamnuucay gabi ahaan.
October 6|Dawladda Talyaaniga oo ku dhawaaqday inaysan Soomaalidu ka mid ahayn Dadka Muhaajiriinta ah ee ay Dalkooda ka soo musaafurinayaan. Dawladda Talyaaniga ayaa sheegtay inaysan Soomaalidu ku jirin Dadka Muhaajiriinta ah ee dib loogu soo celinayo Dalka Libya.
October 6|Qaybtii ugu horaysay Musharixiinta Madaxwaynanimadda Somalia oo Shalay Barnaamijkooda Siyaasadood ka hor jeediyay Baarlamaanka Federaalka Somalia. Qaybtii ugu horaysay ee Musharixiinta Madaxwaynanimadda Somalia ayaa Shalay Galab Barnaamijkooda Siyaasadeed ka hor jeediyay Baarlamaanka Federaalka Somalia.
October 6|Wafdi ka socda Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubbada Cagta oo Switzerland u jooga inay kala hadlaan FIFA sidii Xayiraadda looga qaadi lahaa Lacagihii la siin jiray Somalia.Wafdi ka socda Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubbada Cagta ayaa gaaray Magaaladda Zurich ee Dalka Switzerlan. Iyadoo Wafdigana markii ay tageen Magaaladda Zurich ay si wayn ugu soo dhaweeyeen halkaasi Madax Sare oo ka tirsan FIFA,
October 6|Kulan looga hadlayay sidii loo taageeri lahaa Dawladda lagu soo dhisayo Kenya oo ka dhacay Maanta Muqdisho. Wakiilladda Hoggaamiyayaasha Kooxaha Siyaasadda ee Muqdisho, ee u xuubsiibtay Xildhibaanadda Golaha Barlamaanka, ayaa waaxay maanta ka qeybgaleen Kulan ballaaran oo ka dhacay Xaruunta Maamulka Gobalka Banaadir.
October 6|
Maxkamad ku taala Dalka Faransiiska oo Maanta la soo taagayo Dad looga shakiyay inay Diyaari nayeen Hawl Gallo Is Miidaamin ah oo ka dhaca Dalkaasi. Maxkamad ku taalla Dalka Faransiiska, ayaa waxaa maanta la soo taagayaa 12-Qof oo Muslimiin ah, kuwaasi oo lagu tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen Fal lagu doonayey in lagu qarxiyo Suuq ku yaalla Koonfurta Faransiiska, muddo haatan laga joogo 4-Sanno.
October 6|Maraykanka oo Codka Diidmadda Qayaxan ku hor istaagay Qaraar lagu cambaarayn lahaa Weeraradda ay Isreal ku hayso Shacabka Falastiin. Dowladda Dalka Maraykanka, waxay Codka Diidmadda Qayaxan ee Veto ku hor is-taagtay Mashruuc Qaraar, oo la soo hordhigay Golaha Ammaanka ee QM, kaasi oo lagu cambaareynayo Duullanka Waxuushnimadda ee Milliteriga Isreal ku hayaan Deegaanka Marinka Qasa ee Dhulalka la haysto ee Reer Falastiin.
October 6|Diyaarad Gaar ah oo loo iibiyay Madaxwaynaha Tanzania oo muran ka dhashay. Hoggaamiyaasha Xisbiyadda Mucaaradka ee ku kacsan Dowladda Dalka Taanzania, waxay Gurxan-Siyaasadeed ka muujiyeen Diyaarad Gaar ah oo loo iibiyey Madaxweynaha ka arrimiya Dalkaasi, ee Binjamiin Enkaaba.
October 6|Qof ku dhintay Bam ku qarxay Waqooyiga Bari ee Dalka Afghanistan.
Ugu yaraan 1-qof ayaa ku geeriyooday, mid kalena waa uu ku dhaawacmay,
kadib, markii uu Bam ku qarxay Magaalladda Faysalabaad ee ku taalla W/Bari ee Dalka Afganistan.
October 6|Qaramadda Midoobay oo Cambaaraysay Fal lagu afduubtay Qof Shaqaalaheeda kamida oo lagu afduubtay Magaaladda Qasa.
QM, waxay si kulu u cambaareysay Tallaabo lagu xiray Shaqaale ka tirsan Hay’adaha QM ee ka hawlgala Magaalladda Qasa ee ku taalla Dhulalka la haysto ee Reer Falastiin.

October 5|WARSA-XAFADEED.Anigoo ah, Dr.Cabdi Maxamed Culusow, Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliyeed, ayaan waxaan caddeynayaa in ay aan ka tanaasulay tar-tanka Madaxweynaha ee la filayo inu dhaco Axadda, bishuna tahay 10-ka
October 5|Isgoyska Waddada Howlwadaag ayaa saaka waxaa la wareegay Ciidamo ka socda Maxaakimta Islaamiga ee Muqdisho. Howlgal Burcad sifeyn ah oo ay iska kaashanayan Maxkamadaha Islaamiga ee Towfiiq iyo Ifka Xalane ayaa saaka ka bilowdey Isgoyska Deg. Howlwadaag keddib markii xalay halkaas lagu dhacay gaari xamuul ah iyo lacag Shilin Somali ah oo ka badan Soddon Milyan.
October 5|Saddex Xisbi oo ka dhisan Somaliland oo dhaliil u soo jeediyay golaha wakiillada. Komishanka doorashooyinka Qaranka iyo Saddexda Xisbi Siyaasi ee Somaliland ayaa si wada jir ah ugu cambaareeyey Golaha Wakiilada dib u dhaca Xeerka Doorashadda Golaha Wakiilada oo muddadii loo cayimay dhammaystirkiisa ay ku beegnayd 30-ka September 2004, oo ahayd khamiistii la soo dhaafay.
October 5|27 Musharax oo u tartamaya jagada Madaxtinimada Somaliya aya buuxiyay shuruudihii bixiyeyna 2000 US$ ila hadda. Wararka ka imaanaya Nairobi ayaa sheegaya in ay ilaa hadda shuruudihii buuxiyeen 27 musharax ee ka mid ah musharixiintii u tartamayey jagada Madaxtinimada Somaliya oo la filayo in ay dhacdo 10ka bishan Oktober 2004.
October 4|MUSHARAXNIMADA Enj. MAXAMED XUSEEN CADDOW OO AY SI WEYN U SOO DHOWEEYEEN JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KU DHAQAN WAQOOYIGA AMERICA. Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Waqooyiga America ayaa lagu qiyaasa in ku dhow ilaa iyo sadex milyan oo qof 3.000.000
October 4|wararkii ugu dambeeyay ee Nairobi. Mursal Qulle Codka Beesha - Toronto
October 4|wararkii ugu dambeeyay ee Puntland. Sahra Saglan.. Codka Beesha - Toronto
October 4|wararkii ugu dambeeyay ee Somaliland. Muuse Farax Jambiir.. Codka Beesha - Toronto

October 4|Md.Cumar Finish oo saluugsan xaaladda Beesha Muddulood. Xildhibaan Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Finish oo ka mid ah hogaamiye kooxeedyada Muqdisho ayaa sheegay inaysan suuragalin in beesha Mudulood oo uu kasoo jeedo ay isku raacaan hal musharax oo u taagan tartanka madaxweynenimada Soomaaliya.
October 4|Curaartii aheyd US$ 2000 oo laga qaadayey Murashax kasta e Jagada Madaxweynenimada oo la ansixiyay in aan dib loosoo celineynin oo ay ku baaba'ayso murashaxnimada.Wararka ka imaanay Nairobi ayaa sheegaya in Kulan ay maanta isugu yimaadeen xubnaha baarlamaanka KMG ah ee Somaliya oo maalintii Sabtida ahayd dib u dhac ku yimid ka dib markii caddadkii....,.
October 4|Dad ku xirxirnaa Boosaaso oo la sii daayey. Wararka ka imaanaya Boosaaso ayaa sheegaya in la daayay dhamaan dad ay tiradoodu gaareyso illaa iyo sagaashan qof oo ku jiray saldhigyada magaalada Boosaaso.
October 4|
Gabar Soomaaliyeed oo lagu afduubtay Magaaladda London ee Dalka Ingiriiska. Gabar Soomaaliyeed oo 20 Sanno Jir ah ayaa lagu afduubtay Koonfurta Magaaladda London ee Dalka Ingiriiska.
October 4|Wafuud Caalami ah oo la filayo inay ka qayb galaan Caleemo Saarka Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Somalia. Madax Heer Caalami ah iyo kuwo Heer Qaaradeed ah ayaa la filayaa ina;y ka soo qayb galaan Xafladda lagu caleemo saarayo Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Somalia oo lagu waddo inay dhacdo 10-ka Bishan October.
October 4|Qaar ka mida Musharixiinta Madaxwayna nimadda Somalia oo markii ugu horaysay tanaasulay. Musharixiinta Madaxwayna nimadda Somalia qaarkood ayaa ku dhawaaqay inay ka tanaasuleen Musharaxnimadoodii. Iyadoo aan la gaarin xilligii Doorashadda Madaxwaynaha.
October 3| AN OPEN LETTER TO SOMALI FEMALE MEMBER OF PARLIAMENT. Re: Somali Presidential Election - October 10, 2004
October 3|Shirkadaha Xawaladaha Somaliyeed oo ka jira Dalka Mareykanka ah oo laga yareeyay Qarashkii Curarta ee laga qaadi jiray. Hey’adda Hormarinta ee Qaramada Midoobey UNDP ayaa sheegtay in lagu guuleystay yreynta lacagaha damaanad ahaan looga qaado shirkadaha xawaaladaha Somaliyeed ee laga furayo dalka Mareykanka.

October 3|Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID oo ka digay khatar ka soo fool leh dhaqdhaqaaq siyaasadeed ee ka socda Dalka Mareykanka. Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ee ka jira maamulka Somaliland ayaa ka digay khatarta ka iman karta Dhaq-dhaqaaqyo diblomaasiyadeed oo lid ku ah Jiritaanka Somaliland oo ay Mareykanka ka wadaan shakhsiyaad loo haystay in ay nasteex u yihiin Somaliland.
October 3|Culamaam'uddiin lacag ka uruurinayay Boosaaso oo laga shakiyay. Koox culimo ah oo kusugan magaalada Boosaaso ayaa hawlo lacag aruurin ah kabilaabay magaalada Boosaaso.Culimadan ayaa sida ay sheegeen lacagtaan u aruurinaya inay kudhisaan kuna dayactiraan masaajidda magaalada Boosaaso.
October 3|C/qaasim Salaad Xasan oo ka hadlay Waxyaa baha uu qaban doono haddii loo doorto Jagadda Madaxwaynanimadda Somalia. C/qaasim Salaad Xasan oo ka mida Musharixiinta Madaxwaynanimadda Somalia ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay inuu ku soo baxayo Jagadda Madaxwayna nimadda Somalia ee ay kula tartamayaan in ka badan 70-ka Musharax.
October 3|Maamul Gobaleedka Punt Land oo ku dhawaaqay inay la wareegeen Markabkii lagu qabsaday Xeebaha Eyl. Maamul Gobaleedka Punt Land ayaa kudhawaaqay inay la wareegeen Markabkii Dhawaan ay Maleeshiyadda Hubaysan ku qabsadeen Xeebta Deegaanka Eyl.
October 3|Musharixiinta Madaxwaynanimadda Somalia oo billaabay Loolankii ugu adkaa ee ay ku doonayaan inay ku noqdaan Madaxwayne. Loolankii ugu adkaa ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhex billawday Musharixiinta Madaxwayna nimadda Somalia. iyadoo Waqtigii Doorashadda Madaxwaynani maddana ay ka harsantahay oo kaliya Toddobo Maalmood.
October 3|Itoobiya oo wadda Qorshe ay ku maja xaabinayso Shirka Soomaalida uga socda Kenya. Hogaamiye Kooxeedyaddii ku soo biiray Siyaasadda intii uu socday Shirka Kenya ayaa ku sii qul qulaya Itoobiya. Iyadoo aan la ogayn Ujeedada ay ka leedahay Itoobiya isu keenidda Hogaamiye Kooxeedyadan.
October 3|Taageerayaasha Isbahaysiga SNA oo Maanta Muqdisho uga dabaal dagay Sannad Guuradii 11-aad ee ka soo wareegtay markii Muqdisho ay ku jiideen Maydadka Askartii Maraykanka ee ay la dagaalameen. Taageerayaasha Isbahaysiga SNA ayaa maanta u dabaal dagaya Guushii ay ka gaareen Dagaalkii ay 11 Sanno ka hor Muqdisho kula galeen Ciidamadii UNISOM ee uu Maraykanku hor kacayay.
October 3|
Diyaaradaha Dagaalka ee Maraykanka oo Duqayn Xalay mar kale ka gaystay Magaaladda Fullujah. Diyaaradaha Dagaalka ee Ciidamadda Maraykanka ayaa lagu soo waramayaa inay Xalay mar kale duqayn ka gaysteen Magaaladda Fullujah ee Galbeedka Caasimadda Magaaladda Baghdad.

October 2|Shariif Xasan Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya oo kulan kula Yeeshay safaaradda Mareykanka ee Nairobi Wafdi Dalka Mareykanka ka socdey. Dowlada Maraykanka ayaa wada hadal kula yeelatay magaalada Nairobi Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee lagu dhisay dalka Keny Md. Sharif Xasan.
October 2|Sharciyo cusub ee socdaalka Mareykanka Quseeya . Sharciyadan cusub ayaa waxaa lagu dabbaqi doonaa dadka doonaaya iney booqdaan dalka Mareykanka, kana imaanaya ilaa iyo 22 dal ee la soo xulay oo weli loo oggol yahay in ay Mareykanka ku soo galaan fiise la'aan.
October 2|Shir Beesha Muddulood ay ku yeesheen Nairobi oo lagu kala tegay natiijo la'aan. Kulan ay ku yeesheen Nairobi xilibaanada iyo ergooyinka beesha Mudulood , ayey kaga hadleen sidii ay beeshooda isugu raaci laheyd hal musharax oo u tartama xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya, iyadoo kulan kaasi uu ku dhamaaday buuq iyo gacan ka hadal ku dhex maray xubnihii ka qeyb galayey kulan kaasi.
October 2|Meleeshiyooyinkii RRA-da ee ku sugnaa Jubbooyinka oo ku soo laabtay Diinsoor. Qaar ka tirsan maleeshiyada RRA-da oo maalmahan ku sugnaa deegaana ka tirsan gobalada Jubbooyinka ayaa dib uga soo noqday magaalada Diinsoor ee gobalka Bay.
October 2|Hay’adaha Sirdoonka Dalka Ingiriiska oo Baaritaan ku haya Qaabka ay Soomaalida Dalkaasi Deggan u gudaan Gabdhaha. Hay’adaha Sirdoonka ee Dalka Ingiriiska ayaa billaabay inay baaritaan ku sameeyaan Qaabka ay Soomaalidu u gudaan Gabdhaha. Iyagoo billaabay inay su’aallo waydiiyaan Gabdhaha Soomaalida ah marka ay yimaadaan Goobaha
Waxbarashadda.

October 2|Iddaacada iyo Telefeshinka STN oo si toos ah u baahin doona Wararka Shirka iyo Doorashadda Madaxwaynaha laga billaabo 10-ka Bisha October. Iddaacadda iyo Telefeshinka Caalamiga ah ee STN ayaa si toos ah u baahin doona Barnaamijyadda Shirka Soomaalida uga socda Kenya laga billaabo 10 Bishan October.
October 2|Muran xoogan oo ka dhashay Lacagta Dabaajiga ah ee laga qaadayo Musharixiinta u tartamaysa Jagadda Madaxwaynanimadda Somalia. Muran xoogan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhashay Lacagta Dabaajiga ah ee laga dalbay inay bixiyaan Musharixiinta u tartamaysa Jagadda Madaxwaynanimadda Dawladda Federaalka Somalia.
October 2|Qaar ka mida Maleeshiyaddii Gen Moorgan la gashay Kenya oo Maxkamaddi ay Xukuntay.Maleeshiyooyinkii Gen Moorgan ee ka tallaabay Xuduuda Somalia iyo Kenya ayeey Maxkamad ku taala Magaaladda Gaarisa ee Dalka Kenya ku riday Xukun.
October 2|Aragtiyo kala duwan oo Dadka Soomaaliyeed ay ka bixiyeen Qofka ku haboon inuu noqdo Madaxwaynaha Dawladda Federaalka ah ee Somalia. Aragtiyo kala duwan oo laga aruuriyay Dadka Soomaalida ah ayeey intooda badan ku dalbanayaan in Jagadda Madaxwaynaha loo dhiibo Qof haysta Shahaado Jaamacadeed.
October 2|Sawiradda C/qaasim oo Maanta lagu daadiyay Muqdisho. Sawiradda C/qaasim Salaad Xasan oo ka mida Musharaxa Madaxwaynanimadda Somalia ayaa lagu daadiyay Waddooyinka Waawayn ee Magaaladda Muqdisho. Iyadoo Daadinta Sawiradana ay qayb ka tahay Loolanka Madaxwaynanimo ee C/qaasim Salaad Xasan.
October 2|Md. Shariif Xasan oo shegay in ay tahay wax lala yaabo in 70 xubnood u soo tartamaan hal kursi. Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in ay sharaf daro tahay in kabadan 70-xubnood ay isku soo taagaan hal Kursi wuxuuna sheegay in Kursiga madaxweynaha uu ,,,

October 1|Md. Faarax Sendiko, oo Socdaal Dawarsi ah ku tilmaamay
Socdaal ay xubno ka tirsan XSKC ku tegayaan Xaruunta FIFA.
Md. Faarax Wehliye Caddow, oo ka mid ah Madaxda Sare ee Gudiga 0lombikadda Somalia, ayaa gaashaanka ku dhuftay Socdaalka ay Xubno ka tirsan XSKC ku tegayaan Xaruunta Ururka K/Cagta Adduunka (FIFA) eek u taalla Magaalladda Zurich ee Dalak Switzerland.
October 1|Musharixiin ka dhawaajiyey inay Siyaasiyiinta Beelaha Daaroodiyo Hawiye, isla gaari karaan Awood-Qeybsi Qaran. Madaxweynaha Dowladdii TNG-da, Dr. C/Qaasim Salaad Xasan iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Sh/Dheexe, Md. Maxamed cumar Xabeeb “Maxamed Dheere”, waxay si wadajir ah digniin ugu jeediyeen Barlamaanka Cusub ee Dalka Somalia.
October 1|Morgan, oo laga wareejinayo HotelkaHoliday Hotel ee Magaalladda Nairobi. Sarkaal ka tirsan Urur-Gobaleedka IGAD ee gacanta ku haya Arrimaha Dib-u-Heshiisiinta Soomalida, ayaa shaaca ka qaaday inaysan marnaba u oggolaan doonin Jeneral Maxamed Saciid Xersi Morgan sidii uu dib ugu laaban lahaa Goballadda Jubbooyinka ee loogu soo itaal-sheegtay.
October 1|Mucaawinno loo qeybiyey Dad ku macluulsanaa Bariga Somalia. Boqolaal Qoys oo ku nool Goballo hoos taga Maamulka Puntland, ayaa lagu soo
waramay in loo qeybiyey Cunto Deeq ah, oo ay soo ururisay Hay’ad Caalami ah oo laga leeyahay Dalka Sweden.

October 1|Rajo laga qabo in lagu sii daayo Markabka Ganacsi eeLagu haysto Marsadda Fiifle ee Degmadda Eyl. Wararka ka imaanaya Degmadda Eyl ee Gobalka Bari, waxay sheegayaan inMaamulka degmaddaasi lagu soo wareejiyey Arrimaha Markabkii dhawaan lagu qafaashay Baddaha Puntland, kaasi oo hataan ku xiran Marsadda Fiifle ee Degmadda Eyl.
October 1|Iska horimaad ba’an oo ka dhacay Degmadda Samaara ee Dalka Ciraaq. Ugu yaraan 80-qof ayaa lagu dilay Weerar ba’an, oo ay Ciiddamadda Maraykanka Waaberigii hore ee maanta ku qaadeen Degmadda Samaara, oo 100-Km u jirta Waqooyiga Caasimadda Dalka Ciraaq ee Baqdaad.
October 1|
Bush iyo Kerry, oo is-dhaafsaday hadallo kulul. Dooddii ugu horeeysay ee Dhinaca Telefishinka, ayay xalay isaga horyimaadeen Madaxweynaha Dalka Maraykanka, George Bush iyo Musharaxa John Kerry, oo kula baratamaya Xilka Madaxweynenimadda ee Dalkaasi.
October 1|Dagaalyahanno ka tirsanaa Ururka XAMAAS oo laguDilay Duqeyn ka dhacay Deegaanka Jabaliyah. 2- ka tirsanaa Dagaalyahanadda Garabka Hubeysan ee Kataa’ib Qasaam, ee Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee Xamaas ee reer Falastiin, ayaa lagu soo waramay inay maanta ku geeriyoodeen Xeradda Qaxootiga ee Deegaanka Jabaliyah ee Waqooyiga Marinka Qasa .
October 1|Xildhibaan Mucaarad ku ahaa dowladda DalkaLubnaan, oo si xun ugu dhaawacmay Qarax. Mudane ka tirsan Xildhibaanadda Barlamaanka Dalka Lubnaan, ayaa lagu soo waramay inuu si xun ugu dhaawacmay Qarax bam oo ka dhacay Caasimadda Dalkaasi ee Beyruut.

September30|Xildhibaan xaji Muuse Suudi Yelexow oo Shaaca ka qaadey inuu u sharxan yahay Jagada Madaxweynenimada ee Somaliya. Wararka ka imaanaya shirka dib u heshiinta Soomaalida uga socda Kenya ayaa sheegaya in xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow uu u soo bandhigay musharaxnimadiisa madaxweynenimada Somaliya saxaafadda, wuxuuna sheegay in xubnaha Golaha Samatabixinta ay taageerayaan musharaxnimadiisa.
September30|Xiisaddii ka jirtay Laascaanood oo sii kululaaneysa. Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in beryahaan ay halkaasi xisadi ba'an kajirtay keddib markii Ciidamo ka amar qaata maamulka Somaliland ay soo gaareen deegaamo ka tirsan Gobolka Sool,
September30|Gurmad Biyo dhaanis ah oo lala gaarey Goobo ka mid ah Deg. Jariiban ee Gobolka Mudug. Wararka ka imaanaya Gaalkacyo ayaa sheegaya in Goobo ka mid ah Degmada Jariiban ee gobolka Mudug ay ka bilowden biyo dhaanis baaxad leh oo ay ka qayb qaadanayaan dadwaynaha gobolka Mudug.
September30|Guddiga Olympicada Soomaaliyeed oo joojiyay tartankii horyaalka 35aad ee K. Cagta Guddiga Olympicada Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qadey in la joojiyay cayaarihii horyaalka soddon iyo shanaad ee Kubadda Cagta ee ka socdey Garoonka K.Cagta ee Banaadir Stadeum.
September30|Ing. Cismaan Jaamac Cali Kalluun oo isu sharxay Jagada Madaxtinimada Somaliya. Ra’iisul wasaare ku xigeenkii dowladii lagu soo dhisay magaalada Carte ee Djibouti Ing. Cismaan Jaamac Cali ayaa sheegay inuu ka mid yahay musharaxiinta u taagan xilka madaxweynenimada Somaliya.
September30|
Col. Xasan Cabdulle Qalaad oo gaariyooday. Waxaa ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta Col. Xasan Cabdullale Qalaad oo ka mid ahaa xildhibaanadii dhawaan lagu magacaabay shirka Soomalida uga socda magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.


Prof.Omar Abdulle Alasow - London

mar uu la hadlayay qalabka warbaahinta ayuu yiri dowlada cusub ee ka dhalan doonta dhowaan dalka Kenya waa dowlad caalamka oo dhan ay si weyn u aqoonsan doonto, lana waafijin doono xeerarka caalamiga.
NOW AVAILABLE ON DVD FOR MORE INFORMATION CONTACT: SAHAL ABDULLE: 1-614.565.1128 OR SABDULLE@FASTMAIL.FM
former Vice Prime Minister Dr. Xusein Xaji Bood Former Somali Presedent Mudane Cali Mahdi Mohamed Candidate prese. Dr. Cabdiqasim salad Xildhibaan Mohamed Qanyare Afrax Gen. Mohamed Siciid Xirsi - Morgan Pres.Riyaale Candidate Prest. Dr. Abdullahi Addou Xildhiban Xaaji Muuse Xildhibaan Cusmaan Caato Candidate Prese. Col. Cabdullahi Yusuf Gudoomiye Wardheere jaaliyada Mineasotta Xildhibaan Xusein Caydiid Gudoomiyaha Banadiriga Dr. Muridi Golf Former Prime Minister Prof.Cali Qaliif Galayr
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Mudane Siilaanyo
former Vice Prime Minister Dr. Xusein Xaji Bood Former Somali Presedent Mudane Cali Mahdi Mohamed Candidate prese. Dr. Cabdiqasim salad Xildhibaan Mohamed Qanyare Afrax Gen. Mohamed Siciid Xirsi - Morgan Pres.Riyaale Candidate Prest. Dr. Abdullahi Addou Xildhiban Xaaji Muuse Xildhibaan Cusmaan Caato Candidate Prese. Col. Cabdullahi Yusuf Gudoomiye Wardheere jaaliyada Mineasotta Xildhibaan Xusein Caydiid Gudoomiyaha Banadiriga Dr. Muridi Golf Former Prime Minister Prof.Cali Qaliif Galayr
former Vice Prime Minister Dr. Xusein Xaji Bood Former Somali Presedent Mudane Cali Mahdi Mohamed Candidate prese. Dr. Cabdiqasim salad Xildhibaan Mohamed Qanyare Afrax Gen. Mohamed Siciid Xirsi - Morgan Pres.Riyaale Candidate Prest. Dr. Abdullahi Addou Xildhiban Xaaji Muuse Xildhibaan Cusmaan Caato Candidate Prese. Col. Cabdullahi Yusuf Gudoomiye Wardheere jaaliyada Mineasotta Xildhibaan Xusein Caydiid Gudoomiyaha Banadiriga Dr. Muridi Golf Former Prime Minister Prof.Cali Qaliif Galayr


Khamiis walba Qeyb cusub
18aad

Sh. Mohamed Guuleed
Sh. Moh.Mo'alin - Sura Fatixa

Sh. Omar FaruQ
CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On Africa Chennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TV Saudi Live TV |
ITALIAN:
RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam


Muuqaalka Muqdisho 1
Muuqaalka Muqdisho 2
Muuqaalka Muqdisho 3
Muuqaalka Muqdisho 4
Muuqaalka Muqdisho 5
Muuqaalka Muqdisho 6
Muuqaalka Muqdisho 7

Dhalashada:

inoo soo dira dhalashada iyo wixii ogaysiis ah hadaad rabtaan inaad baahisaan

Tacsi:

Tacsi: | Ina Lilahi wa Ina Ilayhi Raajicuun, Waxaa geeri naxdin leh ku timid Marxuum AHMED AFRAH FAREY ‘’Axmed Shuqul’’ oo maalinnimadii shalay aheyd ku geeriyooday magaalada Milano ee dalka Talyaaniga. Waxaa tacsi diraya:

Tacsi: Inaa Lilahi wa'innaa Ilayhi raajicuun Waxaa Tacsi diraya Mudane Cabdullahi Ahmed Addow, Abdirahman Sabriye, Muse Kulow, Sahal Cabdulle, Mohamed Adar, Mohamed Dahir, Cali Xareed, Ibrahim Absiye, Cusmaan Ducaale, Mohamed Tenis,Cusmaan Dheere, Siciid Sonna, Prof. Kaahin, Mohamed Tabit, Mahad yare iyo dhmaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada waxay tacsi naxdin leh u dirayaan dhamaan reer Cali Yuusuf gaar ahaan Mahad Cali Yusuf oo ay hooyadiis dhowaan ku geeriyootay dalka Sweden Marxuumadaa oo lagu magacaabo Asiili Ciise Mohamuud waxaan leenahay eheladii ay ka geeriyootay Marxuumadaa in ilaahay samir iyo Iimaan ka siiyo iyadana janadii firdowza ka waraabsho..Aamin

Aroos/Hambalyo:

Axmed xasan axmed iyo
maryan cabdi axmed
All Audio / Letters / Opinion

|Cabdikariin Faarax Laqanyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Midland ee dhowaan lagaga dhawaaqay Gobolka Hiiraan,
| Wararkii ugu dambeeyay ee shirka dib u heshiisiintaSo omaaliyeed ee Mbagathitti,
jawaab:BASHIIR RAAGOW: ILEYN HAWIYE RAG BAA U NOOLLAA (Ali Alasow)
Sida ay u arkaan Dadweynaha Muqdisho ku dhaqan Dhaarinta Xildhibaannada Baarlamaanka Somaliyeed . ( Aweis Xuseen Shiino)
Sidee looga arkaa Somali Land Horumarka uu Shirka Soomaalidu gaaray.? ( Cabdi Casiis M. Guuleed - Africa)
Muuqaalka Muqdisho ( By Aweis Shiino ) Saamayntii ay ku yeesheen dagaaladii ka soo cusboonaaday koofurta Soomaaliya
Sidee looga arkaa Muqdisho Horumarka uu gaaray Shirka Soomaalida ee ka socda Kenya.?( CabdiCasiis M. Guuleed - Africa)
Sideey u arkaan Dadka Muqdisho Ciidamo Nabad Illaalin ah oo la keeno Somalia.? CabdiCasiis M. Guuleed - Africa)
Dadka Soomaaliyeed ee 14-ka Sanno Fowdada ku soo jiray oo ay adagtahay in la baro Nidaam Dawladnimo marka Shirka Kenya lagu soo dhiso Dawlad Soomaaliyeed. Cabdi Casiis M. Guuleed - Africa)

Xuseen Caydiid – la mood noqonse waa! Hasan Warankulule)
Dahir Riyaale- la mood noqonse waa! Hasan Warankulule)
Cabdulahi Yusuf la mood noqonse waa! Hasan Warankulule)

Sideey u arkaan Qaybaha Bulshadda Gobalka Banaadir Go’aanka kama dambaysta ah ee ay IGAD ku gaartay in Barri la Caleemo Saaro Baarlamaankii ugu horeeyay Muddo 14 Sanno ah ee ay Soomaali isku raacsan tahay.? ( Cabdi Casiis M. Guuleed - Africa)
Cumar X. Masalle iyo Qanyare la mood noqonse waaye! (Hasan Warankule)
Maxmuud Wardheere la mood noqonse waa! ( Hasan Warankulule)
Cusmaan caato la mood noqonse waa ! (Hasan Warankule)
Vote for the Right Leadership ( By Mohamud M.Uluso)
Shirka Abaal marinta Dagaal oogayaasha ! (Muse Kulow )
Qaybtii Labaad ee Shaqsiyadda Musharixiinta u tartamaysa Jagadda Madax waynanima dda Somalia. (AbdiAzia Africa)
Tuur & Siilaanyo& Jees & Moorgan & Ali Mahdi la mood noqonse waaye! (Hasan Warankule)
September 12Wararkii Muuse F. Jaambiir Codka Beesha
September 12Wararkii Farxiya A. Khaaje Codka Beesha
September12Wararkii Sahra Saglan) Codka Beesha
September17|Wararkii ugu dambeeyay ee Dagaaladii Jubbooyinka. Iyo Khasaarihii ka dhashay Dagaaladaasi.
September13|Somaliya Sep,11 keeda waxaa ka danbeeyey SSDF, USC, SNM, SPM iyo Siyad Barre. (By: Hassan Warankulule)
September12|Fekrad sidee ah ayaa laga heystaa Qaxootiga iyo Jaalliyadaha Somaliyeed eedibadda ku nool? ( By Aweis Shiino )
Haddii Bush soo noqdo yaa aad uga naxaya? Yurub & UN (Maxamed Korwaayeel)
Warqad furan oo ku socota gudoomiyaha baarlamaanka cusub ee Soomaalia (Guniin). (Maxamed Korwaayeel)
September15|Warankulule: Kuwa difaacaya dagaal oogayaashaan waxay daan iila dagaalin una daaficin denbiilayaashaas waa: (By: Hassan Warankulule) Jawaab
September13|Warankulule qiil ma u hayaa in USC,SNM,SPM SSDF denbiilayaal yihiin? Jawaab quseysa maqaaladii Warankulule - By: Abdi Ali) Jawaab
|Sideey u arkaan Dadka Muqdisho Dhamaystirka Guddoonka Baarlamaanka Somalia?.(AbdiAzia Africa)
|MAGDHOW AAY BEESHA YAXYESAALAX WEEYDIISANAYSO DOWLADA ITALIA. (Dr Saciid Xusseen Haashim)
Maxkamad military ayaa xukuntay in Matchee uusan ka bixi karin dacwad iyo Maxkamad. Matchee waa askarigii Canadianka ahaa ee wiilka Soomaaliyeed Shidane Caroone u gaystay faraxumayn, jirdil dabadeedna dilay sanadkii 1993kii....
| Magaaladda mombasa waa meel sidee ah.By : Mursal Qulle

| AN OPEN LETTER TO SOMALI FEMALE MEMBER OF PARLIAMENT. Re: Somali Presidential Election - October 10, 2004

| Dhaawac aan bogsanayn Sheeko Taxane ah By Aweis Shiino) Q.18aad
|Aragtiyo kala duwan oo Dadka Soomaaliyeed ay ka bixiyeen Qofka ku haboon inuu noqdo Madaxwaynaha Dawladda Federaalka ah ee Somalia. By:AbdiAziz-Africa

|Telefeshinka STN oo baahin doono Doorashadda Madaxwaynaha Federaalka Somalia. iyadoo Caalamka oo dhan si toos ah looga fiirsan doono.

Print
Email this page
Write to the editor
Discuss

Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com |
Copyright © 2004 radio free somalia. All rights reserved.
former Vice Prime Minister Dr. Xusein Xaji Bood Former Somali Presedent Mudane Cali Mahdi Mohamed Candidate prese. Dr. Cabdiqasim salad Xildhibaan Mohamed Qanyare Afrax Gen. Mohamed Siciid Xirsi - Morgan Pres.Riyaale Candidate Prest. Dr. Abdullahi Addou Xildhiban Xaaji Muuse Xildhibaan Cusmaan Caato Candidate Prese. Col. Cabdullahi Yusuf Gudoomiye Wardheere jaaliyada Mineasotta Xildhibaan Xusein Caydiid Gudoomiyaha Banadiriga Dr. Muridi Golf Former Prime Minister Prof.Cali Qaliif Galayr