 |
December,29|dadkii
ku dhintay hirarka magaalada Muqdisho
oo ay tiradoodu marayso ilaa iyo 150,
tarada
la weysan yahayna ee gaarayso ilaa iyo
500 qof waxaa sida ay shegeen hay'adaha
samafalka, hir arkaa oo gaaray ilaa
xeebaha Kenya. |

December,28|
Dib
u dhac ku yimid kulan ay maanta yeelan lahaayeen
xildhibaanada Baarlamaanka.


December,28|
Prof.Ali Mohamed Gedi oo kutala jira in aaney
ka yaraanin xunbaha golaha wasiirada 70, ayaa
wuxuu berito horkeeni doona codsi tira kordhin
golaha baarlamaanka oo horey u codsay in aaney
tirada wasiirada ka badan 31 wasiir iyo18
wasiir ku xigeen,


December,27|Kooxihii
xoojinta ugu amba baxay dagaaladi gobolada
dhexe ka socday ayaa waxay faragelin wayn
ku haya maamul goboleedka Puntland ee degmada
Galkacyo

December,26|Magaalada
Muqdisho oo ay ka bilaabay olole nadaafadeed
ay ugu diyaargaroobayaan soo dhoweynta Wafdiga
uu hogaaminaayo Prof. Cali Mohamed Geedi ee
maalinta Talaadada ka soo degi doona Magaalada
Muqdi sho ka dibna uga kicitimo doona gobolada
dhexe.

December,26|The
foreign ministers of Ethiopia, Sudan and Yemen
meet ahead of regional summit on Sudan, Somalia.

December,26|Xildhibaan
Cumar Filish “Ilaha dhaqaalaha laguma
furi karo qasab ee waxey u bahan tahay la-tashi,

December,26|DKMG
Soomaaliya oo Codsatay In Loo Kordhiyo Mudada
Ay Keenya Sii Joogayso.

December,26|WHY
DOES MATT BRYDEN HATE SOMALIA AND ITS PEOPLE
SO MUCH?

December,26|Ganacsato
Soomaaliyeed oo Lagu Laayay Koofur AFrika

December,26|150
Soomaali Ah oo Loo Taxaabay Xabsiyada Imaaraadka
Carabta.

December,26|Golaha
cusub ee wasiirada ayaa lagu qeybin doona
4.5 , tiradooduna waxay noqon doonaan 32 wasiir
( 7x4=28+ 3 ) + (Hal wasiirudowle)
December,25|Golaha
Guurtida Hawiye oo soo dhoweeyey heshiiska
ay gaareen beelaha ku dagaalamayey Gobolada
Dhexe.




Dicember24|C/risaaq
Xuseen Iyo Maxamed Cabdi Halaga Dhiciyo Ardada
Puntland.(Burhaan A. Muuse)


Dicember23|Xildhibaanada
oo maalinta Sabtiga u kala duuli doona magaalada
Muqdisho iyo Baydhabo, iyagoo dib u soo eegi
doona halka dowlada la dejin lahaa
iyo xaalada
guud ee amaan ka ka jira goboladaa.

Dicember22|Baaq
Nabadeed ay dirayaan Jaaliyada HAWIYE ee dalka
Canada kuna Wajahan Beelaha Walaa laha Ah
ee Sacad iyo Suleymaan.

Dicember22|Madaxweynaha
Soomaliya C/llahi Yusuf ayaa maanta qado sharaf
u sameeyay Xildhibaanada, isagoo dhowaan ka
qeyb gali doono shir ka dhici doona dalka
Sudan oo looga hadlayo arimaha danaha carbeed.




Dicember22|Guddoomiyaha
RRA,da ayaa Maanta Magaa lada Baydhabo kaga
dhawaaqay in ay jirto Qorshe Itoobiya ka wado
deegaanka Godey iyo meelo ka mid ah Xuduudaha
Bakool ayna soo dhoobeen ciidamo faraban



Dicember21|Ururka
Somali Information and Integration Center
oo soo qaban qaabiyay Barnaamij looga hadlay
ka hortagga xanuunsidaha HIV ama AIDS-ka oo
lagu qabtay magaalada London

Dicember20|Dhegayso
Wararkii ugu dambeeyay ee Somaliya iyo Xaalaha
doorashooyinka maamul goboleedka Puntlan halka
ay marayaan, Madaxaweyne kuxigeenka Somaliland
Ahmed Yusuf YAsiniyo oo shir jaraaid qabtay
uu kaga hadlaayay gabadhii uudacwada ku soo
oogay ee Samsam Ahmed Ducaale

Dicember20|Shil
Gaari ee ka dhacay dalka Kanada magaalada
Albert ayaa waxaa ku geeriyooday sadex dhalinyaro
Soomaaliyeed ee lagu kala magacaabo 1- Abdirzaq
Cusmaan Gafaaje 2- Cusmaan Caseyr -Mililiq
3 - cusmaan Shire - iyo M . uu dhaawac halis
ah halkaa ka soo gaaray

Dicember20|Waxaa
saaka barqadii dagaal faraha lagaga gubtay
uu ka bilowday agagaarka Suuqbacaad iyo Xaafada
Shibis dagaalkaasoo u dhexeeya Maleeshiyada
Ka amar qaadata Cabdulqaadir Beebe iyo Ciidamo
kale oo daacad u ah Ganacsatadii isku dayday
furitaanka Dekeda weyn ee magaalada Muqdisho


Dicember20|DR.
CUSMAAN TAHLIIL: Hoggaamiye kalsoo ni badan
ka helay Daladda SOYDEN!!!

Dicember19|Dhinacyada
ku dagaalamaya gobolada Dhexe ayaa dhinac
ka mida ah qorshaynaya iney mudo 48 saacadood
weerar ku qaadaan labada degmo ee kala ah
Cadaado iyo Hobyo,
kadib markaan wararkaan aan ku helnay fooneeyo
aan kula xiriirnay degaanada ay dagaalka ka
socdaan.

Dicember19|Prof.Ali
Mohamed Gedi oo muujiyay inuu kalsooni weyn
ka helay in kabadan lababoqol oo Xildhibaan
maalinta talaadadana uu horkeeni doono golahiisa
wasiirada Baarlamaanka.


Dicember19|Wasiirada
Arimaha Dibedda ee IGAD oo olole xoogan ka
wada dalka Kenya iyo sidii aysan u bur burin
heshiisyadii ay ka dhexwadeen Somalia
(M. Qulle)

Dicember19|Dr.
Liibaan Siciid Sonna oo ka warbixi naya xaalada
cusbitaalka Galkacyo iyo xaalada ay ku sugan
yihiin dadkii ku soo dhaawacmay dagaaladii
ka socday gobolada dhexe
(By:Sahro Saglan)


Dicember18|Waxgarad
iyo odayaal ka tirsan beesha Sacad oo maanta
guddi odayaal ah ku wareejiyey maxaabiis lagu
soo qabtay dagaaladii dhawaan dhacay.

Dicember18|Dagaalo
culus ay 12 qof ku nafweyday ayaa ka dhacey
tuulooyin ka tirsan Iidaale ee Gobolka Baay.

Dicember18|Doontii
lagu rasaaseeyey dekedda Muqdisho oo ku soo
xiraty Dekeda Ceel Macaan iyadoo badqabta.

Dicember18|Ganacsatada
dhuxusha ayaa ka xaalufiyey dhirtii Gobolka
Sh/Hoose.



Dicember17|Tobaneeyo
qof oo ku geeriyootay dagaal ba’an oo
ka dhacay Tuullo ka tirsan Degmadda Hobyo.
Muqdisho, Jimco, Dec.17,
2004

Dicember17|Labo
dooni oo shixnado waday, oo lagu khasbay inay
ka shiraacdaan Dekedda weyn ee Magaalladda
Muqdisho.
Muqdisho, Jimco, Dec.17,
2004 (Radio Free Somalia).

Dicember17|Dalka
Shiinaha oo ugu deeqay DFKS lacag gaaraysa
37.000 USDollar ee loogu talagalay qalabeynta
xafiisyadaka.

Dicember16|Xildhiban
Munye oo war murtiyeed ka soo saaray , eedayntii
ahayd inuu lacag u isticmaalay kalsooni kala
noqoshada golaha wasiirada,


Dicember16|Kulankii
2-aad oo looga hadlayo sidii xasillooni looga
dhigi lahaa Dalka Somalia, oo lagu soo gebagebeeyey
Caasimadda Dalka Kenya ee Nairobi.
Muqdisho, Khamiis,
Dec.16, 2004 (Radio Free Somalia)


Dicember16|Guddoomiyaha
Hay’adda Sare ee Qaxootiga Soomaaliyeed,
oo ku baaqay inaanan Qaxootig dib loogu soo
celinin dalkooda, ilaa laga nadiifinayo miinooyinka
ku aasan gudaha Dalka Somalia.
Muqdishu, Khamiis,
Dec.16,2004 (Radio Free Somalia).

Dicember16|Tobaneeyo
qof oo ku geeriyootay dagaal maanta ka dhacay
Tuullo ku taalla Dulkeedka Baydhabo.
Muqdishu, Khamiis,
Dec.16,2004 (Radio Free Somalia)

Dicember15|Ergayga
gaarka ee QM ugu qaabilsan Arrmaha dadka ku
soo barakaca dalalkooda, oo soo dhamaystay
socdaal hawleed oo uu tegay Magaallooyinka
Garowe iyo Jowhar. 17:27:07 +0300
Muqdishu, Arbaco,
Dec.15, 2004 -(Radio Free Somalia)

Dicember15|Maleeshiyooyinka
Maamulladda Somaliland iyo Puntland, oo maanta
Sawaariikh isku weydaarsaday Waqooyiga Magaalladda
Laas-caanood.
Muqdishu, Arbaco,
Dec.15, 2004 -(Radio Free Somalia)

Dicember15|Xulka
K/Cagta ee Dalka Somalia, oo ka haray Tartanka
Xulalka dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika
ee ka socda Magaalladda Addis Abeba.
Muqdishu, Arbaco,
Dec.15, 2004 -(Radio Free Somalia)

Dicember15|Hay’adda
QM ugu qaabilsan Horumarinta Barnaamijyadda
“UNDP”, oo la sheegay inay tababari
doonto ilaaladda ka hawlgasha 6-Garoon Diyaaraadeed
oo ku kala yaalla gudaha Dalka Somalia.
Muqdishu, Arbaco,
Dec.15, 2004 -(Radio Free Somalia)

Dicember14|Ra'iiul
Wasaare Cali Maxamed Geedi oo si aad ah uga
carooday
Qanyare iyo Shaati Guduud
kadib markuu cajaladii kamerada ay ka dhex
muuqdeen sadexdaa xildhibaan oo si dheeraad
ah ugu ololeynayay kalsooni kala noqoshadii
golaha wasiirada,

Dicember14|Maagaalada
Bardaale oo 3000 ciidan Ito biyan ah la soo
dhigay abaarihii qoraxdhicii maanta qorsha
hoodana uu yahay mudo sadex maalmood iney
ku soo gal aan magaalada Muqdisho,

 |
Dicember14|Maxay
kula tahay fikra daada habka ugu wanaagsan
ee uu Ali Mohamed Geedi Ku soo dhisi
karo dowlad lagu wada kalsoonaan karo,
sida dad badan ay ku tilmaameen golihihii
wasii rada ee
kalsoonida lagala noqday in ay ahayd
mid musuqmasuq ku dhisnayd. hal kaan
ku soo dir halkaan wixii talo ama fik
rad aad hayso.! |
|
PM.Ghedi |
|

Dicember13|Mawliid
Macaane: Ma Jiro Sharci Diidaya In Dr Geedi
Markale Lasoo Magacaabo,

Dicember 13|Gudoomiyaha
jabhada xoreynta Ogadenya ONLF Admiral Guuto
Maxamed Cumar Cusmaan iyo Wafdi balaaran oo
booqasho ku maraya waqooyiga Ameerika

Dicember 12|Dhegayso
wararkii Radio Free Somalia ay idinkaaga soo
ururisay dalkii hooyo iyo arimo kale oo fara
badan ee ku saabsan golaha baarlamaanka iyo
kalsooni kala noqoshada dowladii Prof.Ghedi
iyo,

Dicember12|Madaxweynaha
DFS Mudane C/llahi Yusuf ayaa ku tilmaamay
wax aan sharci ahayn sharcigana la soo marsiin,
waxa ay ku dhaqaaqeen xubno katirsan golaha
Baarlamaan ka iyo Gudoomiyaha Baarlamankaba,

Dicember11|Dawladdii
Ra'iisal Wasaare Cali Maxa med Geeddi oo weydey
codkii kalsoonida baarla maanka FKMG ah ee
Soomaaliya,,..
Dicember 11 |Idaacada
Dailly News ee dalka Kenya ayaa waxay cinwaan
keeda hore ku soo qortay
Dicember 11 | Baarlamaanka
Soomaaliya oo uu dhiig badan ku daatay ka
Dicember 10|Dagaallo
dhaliyey dhimasho iyo dhaawac, oo ka soo cusboonaaday
Deegaanadda Gelinsoor iyo Miro-Cawleed oo
ka tirsan Goballadda Dhexe ee Dalka Somalia.
Dicember 10|Hal
qof oo ku geeriyooday tacshiirad xalay lagu
furay dad Bandhig Faneed ku daawanayey Garoon
ku dhex yaalla Magaalladda Merka Caddeey.
Dicember 10|Madaxweynaha
Dalka Ciraaq iyo La-Taliyaha Ammanka Qaranka
ee Dalkaasi, oo Xukuumadda Dalka Syria ku
eedeeyey inay ku lug leedahay Qalalaasaha
ka socda gudaha Ciraaq.
Dicember 10|Maxkamadda
Amniga Dowladda ee Dalka Urdun, oo dhegeysan
doonta Dacwad ka dhan ah Abuu Mascab Al-Sarkhaawi,
oo haatan ku sugan gudaha Dalka Ciraaq.
Dicember 9|Dhakhtar
faahfaahin ka bixiyey cuddurka la garan waayey
ee ka dillaacay Magaalladda Kismaayo.
Dicember 9|Tobaneeyo
doonyo oo ay la socdeen Qoysas ka soo baxsaday
Dagaalladda ka socda Goballadda Dhexe, oo
manta soo gaaray Dekedda Weyn ee Muqdisho.
Dicember 9|Dhaawac
iyo dhimasho uu sababay gaari xamuul ah oo
ku qalibmay Duleedka Degmadda Jilib .
Dicember 9|Qaxooti
Soomaali oo cuddurka Koleeraha ugu geriyootay
Xeradda IFO ee ku taalla W/bari ee Dalka Kenya.
Dicember 9|Warsaxaafadeed
oo ay soo saareen 35 xildhibaano oo ka tirsan
Beesha Digil iyo Mirifle,
Dicember
8|Wararkii
ugu dambeeyay ee Somalia iyo Bandhiga Radio
Free Somalia halkaan ka dhegayso (C/Aziz
Afrika ,Deeqa Sonna)
Dicember
8|Warakii
ugu dambeeyay ee caalamka oo maqal ah waxaana
inoo soo diyaariyay (AbdiAziz Afrika)
Dicember 8|Iska
horimaadyo ka kala dhacay Tuullooyin ka tirsan
Goballadda Dhexe, oo sababay dhimasho iyo
dhaawac.
Dicember 8|Dad
ku dhaawacmay bas lagu weeraray duleedka Magaalladda
Beled-weyne.
Dicember 8|Madaxweynihii
hore ee Dalka Somalia, oo codkiisa ku biiriyey
Baaqyadda loo jeedinayo Maleesh iyooyinka
isku dilaya Goballadda Dhexe.
Dicember 8|Dowladda
Federalka, oo sheegtay inay la xisaabtami
doonaanHay’adaha Caalamiga ee ka hawlgala
gudaha Dalka Somalia.
Dicember 7|Liiska
Ku-Xigenaadda Ra'isul-wasaaraha, Wasiir-ku-Xigeennadda
iyo Wasiiro-Dowlayaasha.
|Magacyada
Ra'iisal wasaare ku xigeennada, wasiirada
iyo wasiiru-dowlayaasha la magacaabay
Dicember 6|Wararkii
ugu dambeeyay ee Somalia iyo Somaliland ayna
inoo soo tabiyeen wariyeyaasha Codka Beesha
ee caalamka daafihiisa, iskuna
soo dubarideen (Maxamed
Cabdullhi iyo Maxamed Dahir)
Dicember 6|Xildhibaanadda
Baarlamaanka qaaarkood oo qorshaynaya inay diidmo
ka horgeeyaan Xukuumadda Prof Cali Maxamed Geedi.
Dicember 6|Qaybaha
Bulshadda Gobalka Mudug oo Deeq gaarsiiyay
Isbitaalka Gaalkacyo.
Dicember 6|Maamulka
Puntland, oo shaaciyey inay qaadayaan olole
lagu hor istaagayo Tahriibayaasha ka socdaalla
Xeebaha W/Bari ee Dalka Somalia.
Dicember 6|Gaari
Xamuul ah oo ku rogmaday Tuulladda Lug-gooshoow.
Dicember 6|Wafdi
ka socda Maamulka Cusub ee Falastiin oo socdaal
ku tagay Syria.
Dicember 6|Xukuumadda
Sudan oo rajo Wanaagsan ka muujisay kulanka
ay la yeelanayso Mucaaradka hubaysan ee uu hogaamiyo
John Grang.
Dicember 6|Soomaalida
wax iloobi ogaa xisaabtan dara naa!
Dicember 5|Wararkii
ugu dambeeyay ee Somalia iyo Somaliland ayna
inoo soo tabiyeen wariyeyaasha Codka Beesha
ee caalamka daafihiisa, ayna
isugu keen soo dubarideen
Maxamed Cabdullhi iyo Maxamed Dahir
Dicember 4|
Bandhiga
Radiyowga iyo Wararkii ugu dambeeyay ee Radio
Free Somalia ka dhagayso halkaan , Dagaaladii
Gobolada dhexe maanta halka ay marayaan iyo
waraysiyadii aan la yeelanay Cusbitaalka weyn
ee magaalada Galkacyo
Dicember 2|Dagaalo
aad u cuslus oo ka qarxay Gobolka Galgaduud
. Degmada Gelinsoor ayaa waxaa ku dhintay
28 qof 74 qofna wey ku dhaawacmeen,
.