INSIDE RFS NEWS
WARKII MAANTA |
| RFS- - DAILY HEADLINES - - WARKA MADAXDIISA |
Dec18|Wafdigii ka socday Puntland iyo Madaxda Sarsare ee Dowladda oo maanta uu kulan u furmayo
Dec18|Dolwadaha Sudan iyo Yemen oo wada qorshey ay isugu keenayaan Maxkamadaha iyo Ethiopia
Dec18|Dowladda Federaalka oo sheegtay in hadalkii Madaxweyne Yuusuf si loo turjumay
Dec18|Mid ka mid shaqaalaha Shirkada Isgaarsiinta Golis oo xalay la dilay
Dec18|Maxkamadaha oo sii daayay laba xubnood oo ka tirsan Ururka Saxafiyiinta NUSOJ oo shalay ay xireen
Dec17|Yemen oo qoraallo u kala dirtay IGAD, ARAB LEAGUE iyo Dowladda Federaalka
Dec17|Ra'iisul Wasaare Geeddi: "Ciidammada la keenayo Somalia waa kuwo aan gorgortan ku jirin"
Dec17|Wafdigii uu hoggaaminayay Sheekh Shariif oo maanta ku soo wajahan Muqdisho
Dec17|Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa daboolka ka qaaday inaysan doonayn inay weerar ku qaadaan ka maxkamad ahaan goobaha ay kaga sugan yihiin Ciidammada Ethiopian-ka ah dhulka Soomaaliya.
Dec16|Madaxeynaha dalka Mareykanka George W.Bush ayaa ku dhawaaqay in uu bixinayo deeqo lacageed oo lagu maareeynayo qaxootiga soomaaliyeed iyo kuwa Srilanka ee ka soo cararay dagaalada ka jira dalalkaasi.
Dec16|Ganacsatada Gaadiidka ka ganacsada oo maanta dibad bax ka sameeyay Muqdisho
Dec16|Qarax weyn oo xalay ka dhacay Muqdisho iyo warar is-khilaafsan oo ka soo baxaya Qaraxaas
Dec16|Maxaakiimta Muqdisho oo ku gacan sayray wada-hadaladii Nabada ee Yemen
Dec16|Maxamed Dheere iyo Yuusuf Dabo-geed oo dhaqdhaaq ciidan ka wada Qurac-joome
Dec16|Madaxweynaha DFKMG Soomaaliya C/laahi Yusuf Ahmed ayaa Shalay oo Jimce ahayd wareysi uu bixiyey ku sheegay in ay isu diyaarinayaan Dagaal balaaran.
Dec16|Ra'sal wazaaraha dowladda itoobiya oo Wareysi dheer siiyay Wargeyska washingnton Post ayaa ku eedeeyay Golaha Maxaakimta islaamka inaanay Marnaba Diyaar u aheyn in Ay waddanka Soomaaliya ka dhalato Dowlad
Dec15|Mrs. Jendayi Frazer: “Al-Qaacida ayaa hogaanka u hayso maxkamadaha Islaamiga ee Soomaaliya”
Dec15|Maxkamadaha iyo Ethiopia oo la qorsheynayo inay ku wada hadlaan Yemen
Dec15|Maxkamadaha oo mar kale ku celiyay in ay u furan tahay Somalia Argagixisada caalamka
Dec15|Rasaas lala beegsaday xalay Ilaalo ka tirsan kuwa Garoonka Diyaaradaha Baydhabo
Dec15|Washington oo cambeeraysay hanjabaadii dhowaan ka soo yeertay Maxkamadaha
Dec14|Xoghayaha Midowga Afrika oo sheegay in loo baahan yahay ciidammo loo diro Somalia
Dec14|Kulanka Dalalka Harooyin waaweyn oo maanta looga hadlayo Arrimaha Somalia
Dec14|Maamulka Baraawe oo xaryiraad ku sameeyay xus diimeen, culummana xirxiray
Dec14|Madaxweynaha Eritrea oo ka codsaday IGAD in laga hadlo Arrimaha Somalia
Dec14|Diyaaradaha Dagaalka ee qumaatiga u kaca ee Ethiopia oo dulheehaabaya Magaalada Baydhabo
Dec14|Ra'isulwasaare Geedi oo eedeeyay Maxkamaha islaamka
Dec14|Shiikh Xasan Daahir Aweis oo isku diyaari naya in uu qudbad ka jeediyo magaalada Baydhaba ee Xarunta DKMG, madaxda sare ee dowlada iyo xubnaha golaha Baarlamanka ayaa lagu wargaliyay iney isaga baxaan magaalada Baydhaba, iyadoo ay ku soo fool lee yihiin
Dec13|Ciidamada dowlad a KMG ayaa gacanta ku dhiga y maxaabiis iyo 7 gawaarida tiknikada loo yaqaan oo ay lahaayeen maxkamadaha Isla miga Muqdisho oo saakay gaaray degmada Ufurow ee gobolka Bakool, maxaabiista ayaa oo tiradoodu gaareyso 45 askari
Dec 13|Idaacad FM ah oo ku hadasha Afka Dowladda oo dhawaan hawada soo galaysa
Dec 13|Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo xalay illaa maanta ka taagan Deg m ada Tiyeegloow
Dec 13|Ururka Muslimiinta Ethiopia oo cambaareeyay Jihaadka Max kamaduhu ku dhawaaqeen
Dec 13|Jaamacadda Carbta oo shaacisay in shirkii Khartoum dib loo dhigay muddo cayiman
Dec 13|Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu u baqoolo dhanka dalka Yemen,
Dec 13|Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo dib ugu laabtay isla shalay dalka Kenya,
Dec 12|Sheekh Shariif iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta uambabaxaya Yemen
Dec 12|Maxkamadaha oo sheegay iney weerarayaan Dowlada KMG ee fadhigeedu yahay magaalada Baydhaba
Dec 12|Madaxweynaha Yemen oo isku dayaya inuu dhexdhexaad iyo Dowladda iyo Maxkamadaha
Dec 12|Dowladda Somalia oo Maxkamadaha ku eedeysay inay jabi yeen go'aanadii Khartoum
Dec 12|Khudbaddii ugu dambeysay ee Koffi Anan "Mareykanka waa inuu dunida la tashado"
Dec 12|Dadka Deggen Xarunta Warshaddii Sokorta SNAI oo diiday amar ka soo baxay Maxkamadaha
Dec 12|Dhibaatooyin dhinaca nolosha ah ayaa soo foodsaaray dadka ku dhaqan tuulooyin ka tirsan gobolka Sh/dhexe oo wabiga Shabelle si daran uu ugu fatahay.
Dec 11|Shaqaalihii hore ee Dekedda Weyn Muqdisho oo Dhibaatoo yin Culus ka sheegtay Maamulka Maxkamadaha Islaamiga
Dec 11|Laanta Afsomaliga ee BBC - da waa iney ka raali geliyaan Dhegaystayaasheeda Qaladaadka joogtada ah ee kaxay idaacada Fiidnimo ee maalmihii la soo dhaafay.
Dec 11|Ganacsatada keensatada Gawaarida iyo qalabkooda oo cabasho kulul ka muujisay canshuuraad lagu kordhiyay,iyadoo gawaari badan ay xayiran tahay.
Dec 11|Xubno katirsan baarlamaanka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu soo eedeeyay.
Dec 11|Ra'iisul wasaaraha Soomaaiya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa lagu wadaa inuu maanta dib ugu soo laabto Magaalada Baydabo ee Gobolka Bay, waxaana ka socda Magaalada Qabanqaabo lagu soo dhaweynayo Ra'iisul wasaaraha Somalia.
Dec 11| kulankii dowladda iyo Maxkamadaha oo lagu waday in mar kale lagu qabto Khartoum ayaanay jirin wax sasaan ah oo u muuqda in kulankaas uu dhacayo.
Dec 11|Maxkamadaha oo loo diiday in ay galaan Degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool
|