91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Kenya oo bilaabeysa Raafka Soomaalida Islii oo loo rarayo Xerada Dhadhaab [Daawo]

JANUARY 21, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Kenya Mwi Kibaki ayaa amar lagu siiyey dowlada iyo ciidamada Kenya inay bilaabaan aruurinta ama raafka qaxootiga Soomaalida ah ee ku sugan magaalada Nairobi gaar ahaan Xaafada Islii.

Qoraalkan kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha 16kii bishan Janaayo ayaa lagu sheegay in beri oo ku beegan 21ka Janaayo hawlgalkan la bilaabi doono, iyadoo ciidamada Kenya aruurin doonaan Soomaalida ku sugan xaafadda Islii ee aan sharciga heysan. Hawlgalkan ayaa loogu magacdaray (Relocation of Uran Refugees to Officially Designated Camps) Dib u rarida Qaxootiga Magaalooyinka ku dhaqan oo loo wareejinayo Xeryaha loogu talo galay.

Dadka ayaa la qorsheeyey in la isugu geeyo marka hore Istaadiyumka Thika Municipal Staduim, kadibna gaadiid lagu qaado oo loo raro xerada Qaxootiga ee Dhadhaab. Qorshahan ayaa waxaa si weyn udhaliilay qaar kamid ah Xildhibaanada Soomaalida ah ee ku jira Baarlamaanka Kenya.

Faarax Maalim oo shalay shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Nairobi ayaa sheegay in arrintan ay tahay fal cunsurinimo ah isla markaana hay’adaha amaanka Qaarkood ay caado ka dhigteen in ay Soomaalida u bartilmaamsadaan si ay dhaqaale uga sameeyeen, wuxuuna sheegay in ay hay’adaha sirdoonka hawshooda kasoo bixi waayeen oo ay eeda uun dusha ka saaraan dadka Soomaalida ah oo uu sheegay in dhibaato weyn lala damacsan yahay.

Daawo wareysi ay bixiyeen Faarax Maalim iyo Haaruun Maxamed

“..Soomaalidaan Aruurineynaa, waa hadal fool xun Dadka maaha in sidii XAYAWAANKII la yiraaho waanu aruurineynaa, dadka waxaa ku jira dad badan oo si sharci ah Qaxootinimo ku jooga dalka, qaarkoodna Ganacsi baaxadleh ayey ku leeyihiin dalka, waxayna horumar badan ka geysteen dhaqaalaha dalka Kenya….” ayuu yiri Farah Maalim oo kamid ah Xildhibaanka Kenya ahna Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka.

Doorashooyinka Maarso 2013

Xildhibaanada Soomaalida ee ku jira Baarlamaanka ayaa sheegay in ololahan Soomaalida lagu bartilmaamsanayo uu qeyb ka yahay diyaargarowga Doorashada dalka Kenya oo lagu wado inay dhacdo bisha Maarso ee sanadkan 2013.

Xildhibaanada ayaa sheegay in dowlada ay dooneyso inay Soomaalida ka baacsato magaalooyinka waaweyn si aysan ugu codeyn musharaxiinta Qaarkood.

Haaruun Maxamed Yusuf oo kamid ah siyaasiyiinta shirka Jaraa’iid qabtay ayaa shaki geliyey xili lagu soo beegay hawlgalkan lala beegsanayo Soomaalida. Wuxuuna sheegay in xiligan Baarlamaanka la kala diray isla markaana aysan Xildhibaanada Soomaalida u heli karin fursad inay arrintan uga doodaan Aqalka Baarlamaanka.

Magaalooyinka dalka Kenya gaar ahaan Nairobi iyo Mombasa ayey bilihii lasoo dhaafay ka dhacayeen weeraro aan la aqoon kooxaha ka danbeeya, balse dowlada ay ku eedaysay inay ka danbeeyaan kooxda Al Shabaab, waxaana horey xabsiyada lagu xiray dad badan oo Soomaali ah oo aan iyagu wax danbi ah lagu helin.

Waxaa sidoo kale jiray weeraro lala beegsaday goobaha Ganacsiga iyo Masaajidada Soomaalida oo ay Soomaali badan dhimasho iyo dhaawacyo kasoo gaareen.

Go’aanka kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Kenya Kibaki ayaa kusoo beegmaya xili dhawr todobaad laga joogo markuu dalka Kenya safarkak u yimid Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa asagu sheegay inay doonayaanin dadka loo soo cesho balse, ay diidan yihiin in si jahwareer ah dadka Qaxootiga Soomaalida ah dib loogu soo cesho.

Qorshaha Kenya hada wado ayaa cabsi weyn ku abuurtay shacabka Soomaalida ah ee ku sugan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi oo caawa cabsi ku seexanaya, manaca cada hawlgalka balaaran intuu socon doono.

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

 
Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2004-2012 Copyright radiofreesomalia.com