![]() |
![]() |
![]() |
|
|
Daawo Sawirrada Horyaalkii 28 aad ee ciyaaraha fudud oo la soo gebagebeeyay
DECEMBER 30, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkan idinkuugu soo gudbinayaa Sawirrada munaasabadi lagu soo gebagebeeynayay horyaalkii 28 aad ee ciyaaraha fudud, kaas oo muddo Todobaad ah ka socday garoonka Kubbada Cagta ah ee Banaadir. Wasiir ku xigeenka wasaarada horumarinta adeegyada Bulshada Bashiir Goobe iyo mas’uuliyiinta Sportiga ayaa koobka horyaalka guddoonsiiyay kooxda ku ciyaarey magaca Jubba Airweys, iyadoo kaalinta Labaadna la gudoonsiiyay kooxda Heegan. waxana mudadii uu socay tartanka ka qeybgalay 7 kooxood, waana horyaal sanadkiiba mar la qabto.
Radiofreeomalia.com - Muqdisho
|
|