|
Warqad
furan oo ku socota gudoomiyaha baarlamaanka cusub ee Soomaalia
(Guniin)
U
hiili gabdha yar yar ee Soomaalida (Foodlayda)
Sep,17.2004 Radio Free Somali
(RFS)
Gudoomiye Shariif Hassan Sheik Aden Anigoo
ku hadlaya gabdhaha yar yar ee Soomaaliyeed ee loo gaysto
dhibta aad ka u badan waa gudniinka fircooniga ee qilaafsan
diinta islaamka waxaan kaa codsanayaa inaad baarlamaanka hordhigto
in la mamnuuco gudniinka fircooniga.
Waa arrin waqti dheer laga seexday oo dawladihii hore ku fashilmeen
waxaan kaa codsanaynaa in uu noqdo waxqabadka koowaad ee baarlamaanka
aad adiga af
hayeenka u tahay.
dadkii waa bislaadeen waala soo gaaray waqtigii la mamnuuci
lahaa waayo dadka badankood waa ogaadeen in aanay diinta shaqo
ku lahayn.
Mahadsanid
Maxamed
Korwaayeel
U doodaha foodlayda Soomaaliyeed.
korwaayeel@yahoo.com
|