91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Wasiirada Adeegga bulshada oo ka qeyb gashay kulan ay yeesheen wadamada Jaamacadda carabta

DECEMBER 31, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - wasiirka wasaaradda adeega bulshada ayaa ka qeyb gashay Shirweynaha 21 aad ee ururka dalalka carabta u qabilsan dhanka, waxbarashada sayniska iyo hiddaha marka la soo gaabiyo loo yaqaano (Alecso) ayaa lagu qabtay dalka Tuniisiya caasimadiisa Tuunis waxaana looga hadlay ajandeyaal badan.

Kulanka oo ay ka qeyb gashay wasiirka wasaaradda adeega bulshada ayaa waxaa yaabihii looga hadlay waxaa ka mid ahaa hormarinta waxbarashada dalalka carabta, soo celinta hidaha iyo dhaqanka carabta, doorashada xoghayaha guud ee urukaasi iyo qodobo kale.

Wasiirka Horumarinta adeega Bulshada oo halkaasi ka jeedisay hadal dheer oo taabanayey baahida dhanka waxbarashada ee ka jirta dalka Soomaaliya ayaa waxa ay waddamada carabta ka codsatay in dalka loo qoondeeyo sanduuq  gaar ah oo lagu maalgeliyo dhinacyada horumarinta waxbarashada iyo in gacan laga geysto dib u dhiska iskuulada.

Mas’uuliyiintii ka qeyb gashay kulanka ayaa soo dhaweeyay hadalkii ay jeedisay wasiirka adeegga bulshada xukuumadda Soomaaliya iyagoona sheegay in ay si weyn u taageerayaan dowladda Soomaaliya.

Shirweynuhu wuxuu kaloo guda galay doorashada madaxdii isu soo sharaxday jagada Xoghayaha Guud ee Alecso, waxayna musharixiintu ka kala socdeen, dawladaha Ciraaq, Kuwait, Tuniisiya iyo Muritaaniya, waxaana doorashada oo sir aheyd ku guuleeystay masuulkii ay soo sharxatay dawladda Kuwait.

Inta uu socday shirkaas wasiirku waxay kullamo gaar gaar ah la qaadatay, wasiirka waxbarashada Kuwait, Maamulaha  Machadka afka Carabiga Khartoum ee  caalamiga ah machadkaasoo dadka aan carabiga ku hadlin waxbara, waxay kaloo wasiirku la kullantay  ergeyga ka socday jaamacadda Carabta, sidoo kale waxay kullan la qaadatay xoghayaha Guud ee ururka Islaamka dhanka waxbarashada, Hiddaha iyo Sayniska iyo madax kale oo shirka joogay iyagoona ka wada hadlay xoojinta xiriirka.

Wasiirka waxaa ku wehliyay ka qeybgalka shirkaas, agaasimaha waaxda Tacliinta Sare Ismaaciil Yuusuf Cusmaan iyo Xoghayaha guud guddiga qaranka ee dhanka waxbarashada, Hiddaha iyo Sayniska mudane Cisaam Xuseen Muuse.

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

 
Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2004-2012 Copyright radiofreesomalia.com