91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Madaxweynaha Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socday Dalka Shiinaha

NOVEMBER 14, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Madaxweynaha dowladda Fedaralka ah ee Soomaaliya ayaa qaabilay wafdi ka socday dowladda Shiinaha oo uu  hoggaaminayay madaxa shirkadaha dhismaha u qaabilsan arrimaha dibada qeybta Africa.

Kulanka uu Madaxweynaha la qaatay wafdiga ka socday dowladda Shiinaha oo ay saxaafadda dibad joog ka ahaayeen ayaa looga hadlay sidii ay dowladda Shiinaha uga qeyb qaadan lahaayeen dhismaha dalka, Caafimaadka, Duulimaadka iyo dib u soo celinta kaabeyaasha dhaqaale.

Markii uu soo gaba gaboobay kulanka ayaa waxaa saxaafadda si wadajir ah ula hadlay Madaxa dhismaha dowladda Shiinaha u qaabilsan dhinaca Afrika iyo la taliyaha shirkadaas.

Madaxa shirkadaha dhismaha u qaabilsan qeybta Africa Mr Lee Woo ayaa sheegay in kulankooda uu ahaa mid muhiim ah kaas oo looga hadlay  sidii ay dowladda Shiinaha uga qeyb qaadan laheyd dhismaha iyo hormarka dalka Soomaaliya.

sidoo kale la taliyaha shirkada dhismaha dalka China ee qeybta Africa oo warbaahinta la hadlay ayaa tilmaamay in dowladda Shiinaha ay Soomaaliya ka caawin doonaan taageero  dhan walba ah. “waxaan ku talo jirnaa inaan Soomaaliya keeno illaa iyo  49 shirkadood kuwaas oo howlo kala duwan ka fulin doona gudaha dalka Soomaaliya” sidaana waxaa yiri la taliyaha shirkada.

Tan iyo markii dalka Soomaaliya uu yeeshay dowladda aan KMG aheyn ayaa waxaa soo kordhaya  dowladaha shisheeye ee doonaya in ay Soomaaliya ka caawiyaan dhinacyo kala duwan gaar ahaan dhinaca hormarka, waxayna tani qayb ka tahay tallaabada ay dalka Shiinuhu ku doonayaan in ay ka qayb qaataan dib u dhiska dalka Soomaaliya.

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

 
Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2004-2012 Copyright radiofreesomalia.com