91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta oo Xafiiskeeda ku qaabishay Hay’addaha Turkiga ee Muqdisho ku sugan “SAWIRRO”

DECEMBER 9, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Tan iyo markii ay la wareegtay Xilkaan Wasiirka Horumarinta Adeega Bulshada Drs. Maryam Qaasim waxa ay waday dadaal ku aadan sidii loo Horumarin lahaa Howlaha Wasaaradda Horyaala ayaa waxa ay manta Xafiiskeeda ku qaabishay Wafdi ka socday qaar ka mid ah Hay’addaha Walaaha Turkiga ee ku sugan Muqdisho.
Kulan ugu horeye waxa ay la yeelatay Maddax ka socotay Hay’adda Dianat Vakfi ee Turki iyadoo kala hadashay sidii loo sii wada lahaa howlaha Horumarinta ay u hayaan bulshada soomaaliyeed, Wasiirka waxa ay aad ugu mahadcelisay Walaalaha Turkiga gurmadkii ay u fidiyeen walaalahooda soomaaliyeed iyadoona sheegtay in ay sii wadayso howlihii hay’adahaan kala dhaxeye Wasaaradda ay Wasiirka ka tahay.
Kulankii xigey waxa ay Wasiirka la yeelatay Maddaxda Hay’adda Nile oo aheyd Hay’addii ugu horeysay ee Wasaaradda waxbarashada, ka caabisay qaadistii ardaydii faraha badneyd iyagoona manta Wasiirka ka codsaday in ay sii socoto wada shaqeyntii dheerayd iyagoona sheegay in ay diyaar u yihiin in ay dalka ka howl galiyaan Dugsiyadii waxbarashada ee horay ula wareegeen iyagoona intooda badan furi doonaan horaanta sanadka cusub, Wasiir drs. Maryam Qaasim ayaa aad usoo dhaweysay howsha balaaran ay wadaan Hay’addan waxa ayna sheegtay in manta ubadkaan soomaaliyeed u baahan yihiin in ay helaan waxbarasho lacag la’aan ah taasna ay tahay Hamiladeeda koowaad.
Ugu danbeyntii mudadii yareed ay xilkaan haysay Drs. Maryam Qaasim  waxa ay waday dadaalo ku aadan sidii loo bilaawi lahaa Howlihii ay wasaaradda u haysay shacabka soomaaliyeed waxayna Shirar dhowr ah kaga qeyb gashay wadamo badan oo caalamka ka mid ah.

http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2012/12/Hordhac.jpg
http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2012/12/kulan-Dianat.jpg
http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2012/12/kulan-Dianat1.jpg
http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2012/12/Kulan-Drs.jpg
http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2012/12/kulan-Nile8.jpg
Omar Abdirizak Hussein

 

 

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

 
Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2004-2012 Copyright radiofreesomalia.com