|
jawaab:-BASHIIR
RAAGOW: ILEYN HAWIYE RAG BAA U NOOLLAA
"cali
calasoow" alicalasoow@hotmail.com
Aug4.2004, RFS (Answer)
Salaamu calaykum dhamaan, salaan ka dib waxaan
rabaa inaan u jawaabo mid halkan ku aflagaadeyey beesha hawiye
, ninkaasoo hadalkiisa u badnaa hadal
xigmadu ayku yareeyd,kaa soo Hadalkiisa u badnaaa CAYTIN iyo
HABAAR, aan ku horeeyo maxaa ka mi
d ahaa HABAARKA uu shaqsiygaas habaartamey ka mid ahaa, waa
ugu horeeya sidan soo socota:-
Cinwaanka uu doortey waa habaar oo ah( HAWIYE
ileyn RAGG ayaa u noolaa,)waa gaf aad u foolxun
hadal uusan ka fiirsan habaar ka soo yeeray qof ciil iyo cuqadii
ay dilatey ayuu ahaa cinwaankaa.
Aad ayaana uga xumahay in radiosomalifree
ay soo bandhigaan aflagaado ciil cuqdad ay ka muuqato fikradiisa,
aniga ISAAQ cayn maayo,kuma dayano ninkaa wareersan,
Dhinaca aflagaada wuxuu yiri Hawiye ayaa
la quursan jirey? subxaana laah, bal aragtigaabnidiisa ila
fiiiriya iyo aqoondarrida ka muuqata hadalkaa:
Hawiye waa qabiilka soomalida ugu faraha
baddan , waa qabiilka uu ka dhashey
Madaxweynihii umadda soomaliyeed ee ugu horeeyey aadan cabdulle,
.
Waa la og soon yahay dadka cuqdad iyo ciil
dartiis ay ka keentay( queen of england is our mother)) kaba
sii daranee( waxaynu nahay agoontii boqorada
ingriiska) kama sii daranee mid qabqable la yiraahdo FAYSAL
CALI WARAABE WAA kuu yiri( WIILKA XAMAR IYO WIILKA ADISABABA
waxaan dhiig iyo dheecaan wadaagnaa wiilka walaalkeey ee axmaarka
adis ababa degga) BAL somaliyeed GUNNIMO ka weeyn maa jirta
taasiyo heer uu qof islaam ah
yiraahdo boqorada ayaa agoonteedii nahay , waa wax laga naxo.
AAN kuu sheego taariikh yar RAGGA HAWIYE
WAA KUWII kaa keenay XARSHIN
DULCAD HARTA SHEEKH URURKA BEESHA hawiye ee(USC) waa Arrin
ay soomali oo dhan og soontahay kadib markii BEESHA isaaq
100% ay qaxooti noqdeen, oo ay
ka qaxeen magalooyinkoodii tuulooyinkoodii
ayna hooy ka dhigteen XARSHIN, DULCAD, HARTA SHEEKH.. SNM
markii ay jabeen oo kaliya waxa ay sababeen noqotey in ISAAQ
qaxooti noqdey, SNM halaagii ku dhacey oo xitaa ay awoodi
kari waayeen in ay tuulo isaaqland ah qabsadaan iskaba dhaafee
burco
hargeysa berbera,.
Hawiye waa qabiilkii kaa dulqaadey dawladii
marxuuum maxamed siyaad barre allaha u naxariistee., waa qabiilkiii
kuugu soo celiyey seddexda degmo ee aad SOMALIYA ka degmo
BURCO HARGEYSA.berbera, Adigoo ku rafaadsan XARSHIN harta
sheekh oo hay,adaha caalamiga ah
micaawinadooda ku nool , waa kuwii kaa dulqaadey xukunkii
qaxootiga kaa dhigey ee xarshin ku geeyey waa urur hawiye
ee(USC)
Waxaa is weydiin muddan ma ninkii XARSHIN
u qaxey ayaa ragganimo leh oo maatidiisa caruurtiisa ay ku
rafaadsanaayeen xerro qaxooti, ama NINKII ku
badbaadiyey adigoo SILAC DARXUMO ku heeysato XERRO QAXOOTIGA
OO ETHIOPIYA K
U TAAL.,WAR SOOMAA LI WUXU iloow badanaa.
Dawladii siyaad barre(alla ya raxma). xitaa
masaakiinta SNM kuma aysan guuleysan inay qabsadaan tuulo
isaaqland ceebtooda. markii maxamed siyaad barre soomaliya
laga eryadey 26 january 1991 ay USC ka eryatey wadanka, XARSHIN
ayaad iyo BBC ku dhageysanayeen MARKAA maxay tahay suaasha
ah ileeyn hawiye ragg baa ka dhashey?? mar labaad is weydii
?
XITAA markii xukunkii XARSHIN kuu qixiyey
wadanka laga tuurey 26 janaayo 1991 waxaad awoodi weysayINAAD
ku soo laabato dhulka waqooyi ee beeshaada degmo ilaa muddo
inaad timaado i(burco hargeysa berbera) GENERAL cabdicasiis
cali barre oo ku raaxeysanaya BURCO HARGEYSA. XITAAA
siyaad barre oo xukunkisii dhacey , maalmo ka dib markii CUMAR
CARTE ka baryey radio XAMAR ayuu cabdicasiis isaga baxey hargeysa
uuna u socdaaley
isagoo tamashleeynaya gobolka galguduud degmadiisa cabuqwaaq
waa degmadii uu ku dhasheey.
MARKA taariikhda baro anigoo kaa dulqaadey
kuna xureeyey , kuugu soo celiyey burco hargeysa, kaa keenay
xarshin rafaad , ayaad maanta aflagaadeyneysaa
ninkiii ku badbaadiyey ee aad maqaalkan raqiiska ah meesha
ku soo qoreysaa kaasoo aad cinwaan uga dhigtey (ILEYN HAWIYE
RAG BAA U NOOLLAA)
Bashiir raagge waa shaqsi ka dhashey beesha
hawiye,kana mid ah malaayiinta HAWIYE.ee ku nool wadanka soomaliyeed,
waxaa habooneyd in hadal munaafaqa aad qortey intii aadan
qorin inaad dhageysato ,__RADIO hornafrik khudbadii bashiir
ka jeediyey ee xuskii dadkii lagu laayey xeebta jaziira haddala
bashiir iyo mawqifkiisa in waqooyiga soomaliya burco hargeysa
an ka goostaan somaliya inteeda kale dhageyso, waana hubaa
aad mudane BASHIIR RAAGE aad aflagaadeyn laheeyd , isaga xitaa
hadii aad
dhageysan laheeyd khudbadii xuskuu jaziiira july 2004..
WAXAA habooneeyd inaad ka hadasho nimanka
GUNta kaa dhigey ee yiri
((BOQORADA INGRIISKA WAA HOOYDEEN) AMA agoomadeedii ayeynu
nahay kuwaa waa
inaad canaanato,oo maskaxumadaas ciilkaas
cuqdadaas dheeraatey ee nin madoow ka keenta habar cad gaal
ah hooyo ii ah, inaad ka hadasho oo aad isla yaabtaan.
Waxaa kaloo kuu wanaagsanaa ama kuuw habooneyd
inaad ka hadasho QABQABLE faysal cali waraabe ee meelaha la
taagan(wiilka xamar waxaaa iiga dhaw
wiilka axmaarka adis ababa ee aan dhiig iyo dheecaan wadaagnaa)
dadka ay ragganimada ka dhamaatey ee xaqiiqdii dadkaagii reer
waqooyi(hargeysa burco) aad ka dhalatey maanta lagu gumeysto
uu ku gumeeysto
qabqable former taliyihii ciidanka NSSS jajuusiinta dawladii
tagtey korneel daahir riyaale kaahin, kasoo xasuuuq baddan
ka geeystay berbera hargeysa ,
ahaana kii kuu qixiyey xarshin, waxaa habooneyn inaad is tusto
INAAD GUN tahay oo loo baahan yahay inaad xuroowdo marka hore.,
Haddii la yiraahdo soomali waa dagaalantaa waa run laakiin
qoloda kaliya ee
calaacasha ilaa ay gaartey( queen of england is our mother)
aad tiraahdaan oo aad hargeysa ku xustaan gaalo ku BAKHTISEY
dagaalkii aduunka, heer ka
hooseeya oo gunnimo ah ee baniaadam gaari karaa inuu jiro
ilamaha aha..
2003 korneel cabdulaahi yusuf axmed hadii
uu madaxweynaha hargeysa and burco uu ku DILI gaarey BUUHOODLE
LAASCANOOD e ceebtii orodkii ka dhacay riyaale ilaa burco
ordayey maaha inaad kula soo galaangalato beesha hawiye, ma
waxaad naga sugeysaa odaygii weynaaa siyaad barre sidii aan
kaaga celinay ,
inaan mudane cabdulaahi yuusuf kaaga dhicino waa ceeb,.ragganimo
aad sheegeyneysana maalintii orodkii riyaale ayaan bbc ka
maqalney ayaad ragganimada hadii ay kuugu jirto wax baad iska
dhicin laheeyd
ciilka ku haayo waxaad ugu yeero soomaliland
, markii gobolada bariga sanaag sool buuhoodle uu har cad
cabdulaahi yusuf dharbaaxsho kugu soo dhuftey ee u
maxbuus kaaga dhigey BURCO AND HARGEYSA ee ay ISBAARADA cabdulaahi
yusuf taalo BUUHOOODLE ee u jirta burco 15 km AAY marka maaha
inaad ku calaacasho maaha beel ku badbaadisey ee hawiye, waxaa
habooneeyd intii aad boqorada
ingriiska ayaa hooyo ii ah meelaha ku calaacali
laheeyn aad burco hargeysa ee dadku dhibta weeyn ka heeysto
,aad ka hadasho, kana dhexbaxdo munaafaqada
aad la dhex wareeyegysaan adiga iyo kuwa kuula fikrada ah
beesha HAWIYE, waana inaad xasuusataa ceeb inuu yahay calaacalka.
Waana inaad la socotaa cabdiqasim salaad,
bashiir ragge., muuse suudi yaalxoow., cabdulaahi cadoow axmed,
xuseen ceydiid. dhamaantood waa dad walaalo ah oo isga dhaw
soomalida kale, mana haboona inaad dhexdooda ka niicleyso.
salaamu calaykum waraxmatulah dhamaan soomalida
xalaasha ah..
|