91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Puntland oo soo dhaweysay Go’aankii Maraykanka ku aqoonsaday Dowlada Soomaaliya

JANUARY 21, 2012 (Radfiofreesomalia.com) -Dowlada Puntland ee kamid ah maamulka Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyey go’aankii Maraykanka ku sheegay inay ku aqoonsanayaan Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in go’aankan ay si weyn u soo dhaweenayaan isla markaana ugu mahadnaqay Dowlada Maraykanka go’aanka Taariikhiga ah oo ay qaateen. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:

Puntland oo soo dhawaysay Aqoonsiga USA ee Dowladda Federaalka Soomaliya

WAR SAXAAFADEED

20 January 2013

Dowladda Puntland waxay soo dhawaynaysaa hadalkii Wasiirka Arrimaha Dibeda ee Dowladda USA Hillary Clinton oo ku dhawaaqday inay Dowladda USA si rasmi ah u aqoonsatay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, oo uu hada hogaamiyo Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud.

Puntland waxay u aragtaa go’aankii ay gaartay Dowladda USA talaabo taariikhi ah oo hormarinaysa xiriirka USA iyo Soomaaliya ahna talaabo ku dayasho mudan.

Shacabka iyo Dowladda Puntland waxay u hambalyeynayaan Dowladda USA, Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed oo idil.

Puntland waxay ka qeyb-qaadatay door wayna ka ciyaartay dadaalkii caalamiga ahaa si uu dalkii Soomaaliya uga baxo xilligii ku meel gaarka, geedi-socodkaasoo ay ka mid ahayd ansixintii Dastuurka Federaalka Soomaaliya, dhisidii Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka iyo doorashadii Gudoomiyaha Aqalka Hoose, iyo doorashadii Madaxweynaha
cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale, Dowladda Puntland waxay qeyb wayn oo muuqata ka qaadataa arrimaha ilaalinta iyo adkeynta nabadda, amaanka iyo xasiloonida dalka Soomaaliya.

Puntland waxay ku dhiirigalinaysaa Dowladda USA iyo saaxibada kale ee Soomaaliya inay sii wadaan taageerada arrimaha nabada iyo xasiloonida, gargaarka bini’aadanimo, dowladwanaaga, iyo barnaamijyada horumarinta dhaqaalaha ee guud ahaan dalka Soomaaliya.

Dowladda Puntland waxay ka filanaysaa Dowladda Federaalka Soomaaliya inay dhowrto kuna dhaqanto Dastuurka Federaalka, dalka wadaajiso taageerada caalamka ee barnaamijyada amaanka, hormariso dhamaystirka nidaamka Federaalka ee dalka Soomaaliya, taageerto dhisidda Dowladaha dhiman ee ka mid noqonaya Fedeeralka Soomaaliya, taageerto dib u heshiisiin heer Qaran, dhisto Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka oo ka wakiil ah Dowladaha Xubinta ka ah Federaalka Soomaaliya si waafaqsan Dastuurka Federaalka, iyo inay dalka si nidaamsan u wadaajiso taageerada caalamka ee dhanka arrimaha gargaarka bini’aadanimo iyo barnaamijyada horumarinta dhaqaale oo lagu bixiyo magaca dalka Soomaaliya

Ugu dambayntii, Puntland waxay ugu hambalyeynaysaa shaqadii wanaagsanayd ay qabatay Wasiirka Arrimaha Dibeda ee dalka USA Hillary Clinton intii ay ku jirtay siyaasadda.

— DHAMAAD —

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

 
Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2004-2012 Copyright radiofreesomalia.com