91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Madaxweynaha oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairbo

DECEMBER 22, 2012 (Radfiofreesomalia.com) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan magaalada Nairobi kula yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi.

Kulanka uu Madaxweynaha la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirro ka tirsan xukuumadda, safiirka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya Jaaliyadda ku dhaqan magaalada Nairobi iyo goboladda ku dhow dhow waxaana kulanka uu ahaa mid ay ku kala war qaadanayeen Madaxweynaha iyo Jaaliyadda.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulanka hadal ka jeediyay ayaa sheegay in ay wanaagsantahay in la abuurto hoggaan Qaranka kaas oo ay dadka talada u dhiibtay ay ka qaadan karaan.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dalka Kenya ay tahay dalkii ay dadka Soomaalida ah ay u soo qaxeen xiligii ay dhibaatada ka dhacday dalka Soomaaliya, ayna madaxda Soomaaliya ay kalsooni ku qabaan dalka Kenya sida ay ugu nool yihiin shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa carabka ku dhuftay in madaxda dalka Kenya ay kala hadleen sidii loo abuuri lahaa hab ku saleysan wada shaqeyn ka dhaxeysa labada dowladoood taas oona loo saaridoono gudi heer wasiirro ah oo ka shaqeeya arintaasi.

Mar uu ka hadlayay Madaxweynaha Qaxootiga Soomaalida ah ee ku dhaqan wadanka Kenya ayaa waxa uu qeexay in mas’uuliyiinta dalka Kenya ay kala hadleen sidii dib loogu soo celin lahaa dadka Soomaalida ah dalkooda si ay u helaan nolol ka wanaagsan nolosha ay haatan ugu nool yihiin xeryaha ku yaala wadanka Kenya.

“Dowladda Soomaaliya waxa ay dooneysaa in ay tirtirto xeryaha Qaxootiga ugu weyn aduunka oo ay ku jiraan Qaxooti Soomaaliyeed, dadka Soomaalida ah maahan dad u qalma in ay noqdaan Qaxooti maahan in lagu eedeeyo in ay yihiin Al-qaaciddda mana ahan in ay noqdaan Burcad badeed” ayuu yiri Madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa carabka ku dhuftay in madaxda dowladda Kenya ay ku aamaaneen shacabka Soomaaliyeed in ay yihiin dad shaqeysata oo soo saarta nolol maalmeedkooda ayna jeceshahay dowladda Kenya shacabka Soomaaliyeed.

Mudane Xasan Sheekh ayaa qeexay in qaraxyada ka dhaca dalka Kenya aanan dusha laga saarikarin dadka Soomaaliyeed, maadaama al-qaacidda aysan aheyn Soomaali kaliyaha, isaga oona kula dardaarmay shacabka in ay ciidamada amaanka gacan ka siiyaan sugida amniga.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha ayaa Jaaliyadda u sheegay in madaxda dowladda Kenya uu kala hadlay in la sugo amaanka shacabka iyo hantida dadka Soomaaliyeed ee dhaxtaala suuqyada wadanka Kenya ayna hantidaas tahay hanti ay leedaha dowladda Soomaaliya.

Kulanka uu la qaatay Madaxweynaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Kenya ayaa ah kulankii ugu horeeyay oo uu la qaato Madaxweynaha tan iyo markii loo doortay xilka Madaxtinimo ee dalka.

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

 
Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2004-2012 Copyright radiofreesomalia.com