91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Madaxweynaha Oo Digniin U Diray Ciidammada Qalabka Sida…WARSAXAAFADEED+SAWIRRO

NOVEMBER 25, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa maanta la kulmay dhamaan Taliyayaasha ciidamada qalabka sida iyo saraakiisha sar-sare.

Kulankaas ayaa waxaa ka soo qeybgalay Raisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) , Wasiirka Gaashaandhiga Mudane C/Xakiim Fiqi, iyo Wasiirka Arimmaha Guddaha iyo Amniga Qaranka Mudane Cabdi Xakiim Xuseen Guleed.

Ugu horeyntii Madaxwenyanaha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi u diray dhamaan wiilashii iyo gabdhihii ka geeriyooday Ciidamada Qalabka sida una dhintay dalkooda iyo dadkooda. Sidoo kale wuxuu u mahad celiyay kuwa habeen iyo maalin u taagan in ay dalkooda iyo dadkooda difaacaan.

Kadib markaas ayaa laga hadlay ujeeddada kulankaan oo aheyd in la saxo qaladaad dhaco taasna ay muhiim u tahay isbedelka cusub ee Dowladnimo.” Dowlanimo waa kalsooni, wanaag, iyo sharaf.Askariga dadka halaga illaaliyo hana lagu illaaliyo”.Waxeey taarikhdu xustay in qoladda ay shacabka la jiraan ay ku guuleystaan dagaalka saas darteedna layska qabto kuwa fara kutiriska ah ee xun ee ciidamada ku dhex jira.

“Qofkii qof dilaa waa dil.Kufsigana waa dil” shareecada islaamka ayaa saas qaabto Qanuunkana waa dhaqan gelinaynaa meeshaas ayey naga joogta ayuu Madaxweynaha qudbadiisa ku sheegay.Xanuunka meel xun uu gaaray gabdhaheena waa sharafteena, cidii kufstana waa dil uma dul qaadaneyno.

Ugu danbeyntii ayaa wuxuu sheegay in isbaaro ama jidgooyo la sameyn karin oo cida kaliya oo  lacag aruurin karto ay tahay Wasaaradda Maaliyada. Halkaasna ciidamada Qalabka sida waxey ku balan qadeen in ay la dagaalamayaan cid walbo oo sharafta qaranka, umadda iyo amniga ku xad gudubto.

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

 
Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2004-2012 Copyright radiofreesomalia.com