91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Munaasabaddo Ay Ku Qalin Jebinayeen 220 Arday Oo Ka Qalin Jebisay Jaamacadda Plasma Oo Lagu Qabtay Xeebta Liido

DECEMBER 28, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Munaasabaddo si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay ku qalin jebinayeen arday tiradoodu ay gaareyso 222 Arday oo 111 ka mid ah ay gabdho yihiin ayaa maanta ka kala dhacay xeebta Liido iyo Hotelka City Palace oo ka wada tirsan degmada C/casiis ee gobolka Banaadir.

Munaasabadaha ayaa munaasabaddii ugu horeysay waxaa arday 222 gaareysa loogu qabtay xeebta degmada C/casiis ee gobolka Banaadir ayadoo Ardayda qalin jebineysayna ay farxadooda kusoo bandhigeen xeebta.

Intaasi kadib ayaa waxaa munaasabad iyana si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay kasoo qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya,maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda Plasma, qaar ka mid ah maamullada iyo macalimiinta Jaamacadaha Dalka,Waalidiin,ardayda qalin jebineysay iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtay hotelka City Palace degmada C/casiis ee gobolka Banaadir.

Munaasabadda ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Madaxweynaha Jamaacadda Plasma Dr Xasan Maxamed Xasan (Xasan Kaafi) oo isagu faah faahin ka bixiyey daruufihii iyo marxaladihii kala duwanaa ee ay wax kusoo barteen Ardayda maanta qalin jebisay.

“runtii farxad aad u weyn ayey noo tahay hadii aan nahay maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda Plasma in Arday tiradoodu intaan gaareyso ay maanta qalin jebiyaan, waxaan jeclahay inaan idiin xusuusiyo qaar ka mid ah dadkii ardaydan hortiina fadhida la bilaabay Waxbarashada weey dhinteen oo waala dilay ayagoo waxbarashadooda usoo socda, qaarkood waxey usoo marayeen daruufo silic ah oo aan ka xusi karo wadooyin ay Ciidammo isku hor fadhiyaan iney naftooda kusoo biimeyn jireen balse Alle mahadii maanta mirahii guushooda wey guranayaan”ayuu ku yiri khudbaddiisa Madaxweynaha Jamaacadda Plasma Dr Xasan Maxamed Xasan (Xasan Kaafi).

Gudoomiye Kuxigeenka ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Marwo Canab Xasan Cilmi oo iyaduna MUnaasabadda khudbad ka jeedisay ayaa tilmaantay iney aad ugu faraxsantahay in tiro intaan le’eg oo gabdho ah ay mar qura ka qalin jebiyaan waxbarasho jaamacadeed waxaana ay xustay in tirada gabdhaha maanta qalin jebiyey oo 50% gabdho ah ay muujineyso sida ay gabdhuhu waxbarashada ugu horeeyaan xiligan.

Wasiirka Wasaaradda Hormarinta iyo  Adeegga Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drso Maryan Qaasim oo iyaduna socdaal shaqo ku joogta dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga ayaa munaasabadda khadka telefoonka ugasoo qeybgashay ayadoo Ardaydana u jeedisay khudbad dhiiragelin ah.

“runtii aadbaan ugu farax sanahay in tiro arday intaa le’eg ay mar qura Jaamacad ka qalin jebiyaan waan ku ammaanayaa maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda Plasma sida ay ardaydan waxbarashadooda ugu dadaaleen, waxaa kale oo wax aad loogu farxo ah baraarugga maanta ii muuqanaya oo ah in tiro intaan le’eg oo gabdho ah ay Jaamacad ka qalin jebiyaan waxey taasi igu beereysaa dareen farxadeed iyo yididiillo gaar ah, waana mida keentay inaan Munaasabadan khadka telefoonka ugasoo qeybgallo anigoo safar shaqo ku jira, inkastoo aan aad u jeclaan lahaa inaan farxadaan goobjoog idinkala ahaado”ayey tiri Wasiiradda Hormarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Drso Maryan Qaasim oo munaasabadda khudbad dhanka telefoonka ka jeedisay.

Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo isaguna Munaasabadda khudbad ka jeediyey ayaa waxa uu wax lagu farxo ku tilmaamay in magaalada Muqdisho ay ka qalin jebiyaan tiro intaan le’eg oo arday ah isagoo sidoo kalena uga mahad celiyey maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda Plasma sida ay Ardaydan ugu dadaaleen.

Gebagebadii Munaasabadda ayaa waxaa abaalmarinno iyo shahaaddo sharaf la gudoonsiiyey ardaydii kaalmaha hore galay ayadoo ardayda qalin jebineysayna ay isugu jireen Diploma iyo Bachelor kuwaasi oo ka qalin jebiyey kuliyado kala duwan, sidoo kalena waxaa shahaaddo sharafeedyo iyo abaalmarinno ay maamulka jaamacadda Plasma gudoonsiiyeen maamullada shirkadaha dalka ka howlgala qaarkood kuwaasi oo jaamacadda taageerro joogta ah la garab taagan.

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

 
Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2004-2012 Copyright radiofreesomalia.com