![]() |
![]() |
![]() |
|
|
DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Kormeeray Raashiin Qeybin Ka Socotay Xerooyinka Barakacayaasha Muqdisho
JANUARY 12, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Halkaan Waxaan Idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta kormeeray raashiin qeybin ka socotay xerooyinka Barakacayaasha Badbaado iyo Rajo ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa kormeerkiisa howleed ku weydliyey Kusimaha Ra’isulwasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha,Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed General Shariif Sheekhunaa Maye.
Radiofreeomalia.com - Muqdisho
|
|