91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Madaxweyne Shariif Oo Kormeeray Goobihii Ugu Dambeeyay Ee Laga Saaray Shabaab”SAWIRRO”

February 3, 2012 (Radfiofreesomalia.com) -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta sheegay in la gaaray gabagabadii wejigii Kowaad ee howlgalladii ay ciidammada dowladda iyo kuwa AMISOM ka wadeen magaalada Muqdisho xilli uu maanta booqday Madaxweynaha goobihii ugu dambeeyey ee lagala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab.
Madaxweyne Sheekh Shariif oo ay wehliyeen ku simaha R/wasaaraha ahna Wasiirka difaaca, taliyaha ciidamada xoogga, taliyaha ciidamada booliska, Agaasimaha hay’adda nabadsugidda qaranka iyo saraakiil kale oo ka tirsan dowladda ayaa maanta kormeeray meelihii ugu dambeeyay ee laga saaray malleeshiyaadka Shabaab.
Meelaha madaxweynuhu booqday waxaa ka mid ah warshadda Koka Kola ,Jaamacaddii Muqdisho, Qubuurihi barakaat, warshadda Isbuunyada shaakir, xerada guul wadayaasha oo hadda xarun u ah ciidamada militariga guutada 3-aad iyo dhul kale oo baaxad leh islamarkaana dhawaan laga xureeyay Malleeshiyadka nabad diidka ah ee al shabaab.
Madaxweyne Sh. Shariif Sh. Axmed iyo xubnihii la socday ayaa kormeerkooda ku billaabay warshadda Koka Kola ee dagmada Yaaqshiid taas oo in muddo ah ku xirneyd dagaallada halkaasi ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo Malleeshiyada Shabaab waxa uuna ku soo wareegay qeybaha ay ka koobantahay warshaddaasi.
kormeerka warshadda Koka Kola kadib madaxweynaha iyo mas’uuliyiinti la socotay waxa ay tageen Jaamacadda Muqdisho oo ka mid ah goobihi ugu dambeeyay oo ay ciidamada qalabka sida kala wareegeen al shabab, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Ganaraallo ka tirsan ciidamada xoogga kuwaas oo uu horkacayay abaanduulka cidamdaasi Ganaraal C/kariim Yuusuf Aadan ‘Dhagabadan’ waxaana kulan dheer oo saacado badan socday xarunta Jaamacadda Muqdisho ku qaatay madaxweynaha iyo mas’uuliyiinti la socotay saraakiisha ciidamda militariga iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Amisom.
Kulanka jaamacadda Muqdisho lagu qaatay kadib waxa madaxweynaha iyo masuuliyiinta la socotay tageen xarunta xoola qalka ee ku dhaw jaamacadda Muqdisho waxa uuna kula kulmay madaxweynuhu halkaasi qaar ka mid a h shaqaalaha ka shaqeeya isagoo ka codsaday ciidamada halkaasi ku sugan in ay caawiyaan dadka ka howlgala xaruntaasi xoola qalka.
Kormeerka madaxweynaha uu ku tagay goobihi dhawaan laga xureeyay al shabab oo ahaa mid uu meela badan uu ku tagay ayaa sidoo kale waxa ay tageen mas’uuliyiintu warshadda isbuunyada Shaakir waxa ayna soo indha indhayeen qeybaha ay ka koobantahay.
Socod dheer oo ay madaxweynaha iyo madaxdii kale ee la socotay ku so mareen dhul baaxad leh oo ku yaala qabuuraha barakaat ayuu Madaxweynuhu waxa uu saxaafadda kula hadlay cirifka dhul howd ah oo ay ku suganyihiin ciidamda qalabka sida oo ku dhaw dagmada Deyniile waxa uuna u hambalyeeyay geesiyaashu hirgaliyay in gacanta lagu dhigo dhulkan isagoo madaxweyne Sh. Shariif caddeeyay in uu gaba gabo marayo howlgalki Muqdisho iminkana lagu jaheeysanyahay goballada ay haraadiga al shabab ku suganyihiin.
Dhinaca kale madaxweynaha ayaa ugu baaqay ganacsatada iyo dadki daganaa dhulka ay xureeyeen ciidmada qalabka sida in ay ku soo laabtaan islamarkaana ay dib u billaabaan howlahooda ganacsi isagoo sidoo kale Madaxweyne Shariif carrabaabay sida ay lagama maar maan u tahay in laga baxo guryaha dowlada.
Inta uu kormeerka madaxweyanahu socday ma aysan jirin wax rasaas ah oo ka dhacaysay goobihi maanta kormeerka lagu sameeyay waxaana muuqatay in aysan hal maleeshiyaad oo shabaab ka tisan ku sugneyn dhulka maanta ay booqdeen madaxda dalka ugu dambeynna waxa uu madaxweyanaha socodkiisa ku soo gaba gabeeyay xeradii guulwadayaasha oo hadda xarun u ah guutada 3-aad ee ciidamda xoogga dalka.
Dhulka uu maanta kormerka ku tagay ayaa waxa uu ka mid yahay goobihi dhawaan al shabab laga saaray wax uuna qeyb ka yahay kormeerka maanta dadaalka ay dowladdu ugu jirto dib u habeeynta iyo niyad dhiska ciidamada qalabka sida si dalka oo dhan looga ciribtiro al shabaab.


















 

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

   
Home | Download | Support | Contact us Free counter and web stats
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2008 Copyright radiofreesomalia.com