|
RADIO FREE SOMALIA
- - - -Fikradaha - OPINION
Maqaalo |
INSIDE RFS
NEWS
WARKII
MAANTA |
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Todobaadkan Khudbadda Salaada Jimcaha Uga Hadlay Cadaaladda (Dhageyso)
January 21, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Khudbadiisa Salaada Jimcaha ee uu Shacbiga Soomaaliyeed kula hadlo Todobaadkiiba Maanta oo kale waxa uu kaga hadlay Cadaallada iyo Sida Loogu baahan yahay in loogu dadaalo.
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Khudabadda Madaxweynaha Ee Todobaadkan
Radiofreeomalia.com - Muqdisho

|