91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

War-Saxaafadeed Shirka Golaha WasiiradaMuqdisho

January 19, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin safarkii Ra’iisul Wasaaraha ku tegey Kenya iyo Djibouti, arrimaha amniga, Gargaarka Bani’aadanimo, canshuuraha berriga iyo warbixin wasiirka Haweenka iyo 3 wasiir ku xigeen oo ka qeybgalay shir ka dhacay Tunis.

Ugu horreyntii Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay inuu Nairobi uga qeybgalay 09kii Janaayo shirka isku xirka iyo la socoshada Roadmapka. Shirkan ayey beesha caalamku ku ammaaneen Dowladda Soomaaliya horumarka ballaaran ee laga sameeyey Roadmapka sida dhanka amniga, dib-u-heshiisiinta, isku xirka maamulada iyo dowladda dhexe, dastuurka iyo dib-u-habeynta baarlamaanka. Sidoo kale Ra’iisul Wasaarahu waxuu ka warbixiyey booqashadii rasmiga aheyd ee uu ku tegey Djibouti oo uu sheegay in Madaxda Djibouti ay si heer sare ah u soo dhoweeyeen, isla markaana uu la kulmay Madaxweynaha Djibouti Ismail Omar Gelleh, Ra’iisul Wasaaraha Djibouti Dileyte Mohamed Dileyte iyo qaar ka mid ah wasiirada Djibouti. Ra’iisul Wasaarahu waxuu sheegay in Dowlada Djibouti ay rajo badan ka muujiyeen horumarka ballaaran ee Dowladdu ku tallaabsatay ee dhan walba sida abaaraha, amniga, iyo dhaqangelinta roadmapka.

Wasiirada Amniga ayaa sheegay in horumar weyn laga sameeyey dhanka amniga oo howlgalo ay ciidamada amnigu sameeyeen lagu guuleystay oo 12 qof lagu soo qabtay iyo 18 qori. Golahu waxey ku ammaaneen hay’adaha amniga dadaalkooda waxeyna isku raaceen in degmooyinka ay hay’adaha amniga kala shaqeeyaan sidii amniga loo sugi lahaa isla markaana loo soo celin lahaa kala danbeyntii iyo sharaftii shacabka Soomaaliyeed. Goluhu waxey ku ammaaneen shacabka sida ay ula shaqeeyeen hay’adaha amniga, kana codsadeen in shacabka iyo hay’adaha amniga ay sii xoojiyaan wadashaqeyntooda.

Guddiga Wasiirada Abaaraha ayaa warbixin siiyey golaha ee ku wajahan sida ay u socdaan howlaha gar-gaarka bani’aadanimo, waxeyna sheegeen in qorshihii Dowladda ee dib-u-dejinta barakacayaasha uu bilowday oo dhowaan la qorsheynayo in illaa 10 kun oo qoys loo sameyn doono dib-u-dejin dhameystiran.

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Gaadiidka ayaa ka warbixiyey howlo lagu hirgalinayo canshuuraha gaadiidka, waxeyna sheegeen in qorshahaas uu si wanaagsan u socdo. Golahu waxey ugu baaqeen gaadiidleyda inay iska bixiyaan canshuuraha ku waajibay oo 1da Febraayo gaadiidka aan bixinin canshuurtii ku waajibtay la saari doono ganaax. Wasaarada Maaliyada ayaa waxey ka warbixisay muhiimada canshuuraha si loo fuliyo adeegyada bulshada oo ay ka mid yihiin amniga, waxbarashada, caafimaadka iwm, waxeyna ka codsadeen in ganacsatada ay kala shaqeeyaan wasaaradda maaliyadda howlaha canshuur ururinta.

Ugu danbeyntii Wasiiradda Haweenka ayaa waxey ka warbixisey shir ay ka qeybgashay oo looga hadlayey gudniinka fir-fircoon oo ka dhacay magaalada Garowe oo ay sheegtay in shirku uu ku dhamaaday guul iyo is-fagarad isla markaana ay kala tashan doonto wasaarada caafimaadka iyo garsoorka dhaqangelinta barnaamijkan. Sidoo kale golaha waxa warbixin siiyey wasiir ku xigeenada Biyaha, Tamarta, iyo Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha oo safar shaqo ku tegey magaalada Tunis, kulamana la yeeshay Bankiga Horumarinta Afrika oo ay sheegeen in Bankigu uu diyaar u yahay inuu maalgeshi ku sameeyo Soomaaliya. Waxey kaloo sheegeen in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali uu u saxiixay Bankga Horumarinta Afrika 3 million oo mashaariic biyo gelin ah loogu sameynayo Somaliland.

- DHAMAAD -

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

   
Home | Download | Support | Contact us Free counter and web stats
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2008 Copyright radiofreesomalia.com