91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Shir Jaraa’id: Guddiga La Dagaalanka Musuqmaasuqa Muqdisho – 19 January 2012

January 19, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Shir Jaraa’id: Guddiga La Dagaalanka Musuqmaasuqa Muqdisho – 19 January 2012

(Muqdisho, 19 January 2012) Waxaan maanta soo dhameystirnay xubnihii Guddiga La Dagaalanka Musuqmaasuqa si ay u howlgalaan.

17kii November 2011 ayaa golaha wasiiradu waxey ansixiyeen in dib loo cusbooneysiiyo sharciga Law no. 10 ee 1968 ee lagu aasaasay Xafiiska La Dagaalanka Musuqmaasuqa.

Guddigan ayaa la filayaa inay dar-dar geliyaan la dagaalanka musuqmaasuqa oo qeyb weyn ka ah maamul wanaaga aan in muddo ah soo wadnay, si loo ilaaliyo hantida qaranka, isla markaana faa’iidooyin badan ku soo kordhinaya dhanka siyaasadda, dhaqaalaha, iyo xasilinta dalka.

Maamul wanaaga ayaa waaa ka mid ah hannaan hufnaan ku dheehantahay (Transparency), isla xisaabtan (Accountability), iyo inaan la nimaadno herka ugu sareeya ee dhowrsanaanta (integrity).

Guddigan waxaa laga rabaa inuu wacyigelin badan u sameeyo shacabka oo looga digo musuqmaasuqa oo runtii dib-u-dhac u keena bulshadii aan la dagaalin.

Guddigan waxaa laga dalbanayaa inay horumarin ku sameeyaan shuruucda la dagaalanka musuqmaasuqa, soona dhameystiraan aasaasida Hay’ad Madaxbannaan muddo 60 cisho ah, si loo sharciyeeyo hay’ada la dagaalanka musuqmaasuqa

Guddigan waxey ku soo tooseen xilli wanaagsan oo Dowladdu ay ku howlantahay maamul wanaag, horumar ballaaranna ka sameysey dhankaas iyo iyadoo ay Wasaaradda Maaliyaddu ku howlantahay dhaqangelinta ururinta canshuuraha.

1. Shamso Ibraahim Maxamud

2. Najma Jaamac

3. Cabdirizaaq Nuux Xasan

4. Khadra Maxamed Ciise

5. Maxamed Barre Kuusow

6. Suleymaan Yuusf Cilmi

7. Xuseen Qaasim Yuusuf

8. Ibraahim Macallin Xuseen

9. Haadi Cumar Cabdullahi

 

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

   
Home | Download | Support | Contact us Free counter and web stats
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2008 Copyright radiofreesomalia.com