|
RADIO FREE SOMALIA
- - - -Fikradaha - OPINION
Maqaalo |
INSIDE RFS
NEWS
WARKII
MAANTA |
Daawo Sawiro. Ciyaartii Dhexmartay Xulka Kubadda Kolayga ee Qaranka Soomaaliya iyo Ruwanda, Soomaaliyana Wacdaro Soo bandhigtay.
JANUARY 27, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - kulankii ugu adkaa ay isaga horyimaadeen Xulka Qaranka Kubadda Kolayga ee Dalkeena Soomaaliya iyo Xulka ruwaanda ayaa waxaa kasoo qayb galeen taageerayaashii ugu faraha badnaa ee soomaali ah.
waxa ayna eheed ciyaartii ugu adkeed ee Qaranka Soomaaliya uu ciyaaro waxaana ciyaartooyda Qaran Soomaaliya ay soobandhigeen ciyaar ay aad ujecleysteen Dad weynihii daawanayay ciyaartaasi.
waxaana ciyaartooyda Soomaaliya kajabay xidigii ugu dheeraa ee lagumagacaabo Cusmaan Olal oo kamid ahaan Xidigihii laga keenay Dalka Canada waxaana ciyaartaasi ay kusoo dhamaatay Soomaaliya oo latimid 83 halka Ruwaanda ay ayana layimaadeen 86
Inkastoo Ciyaartu ay tahay Caddaan iyo madow ayee hadana Ciyaartoyda Xulka Qarankeena ay muujiyeen Ciyaar aan Horay loogu baran Ciyaaryahanada Soomaaliyeed




































Photo By: Maxamed Ibraahin Biibaaye
Radiofreeomalia.com - Muqdisho

|