91.9FM Codka Beesha

Home

Ethiopia saw tii SSDF SPM USC SNM abuurtay maahan?

Dic,16.2004 Radio Free Somali (RFS)


Ethiopia ayaa dawlad noo soo dhisaysaa!

Deris walaalo ah baanu nahay oo waa na caawinayaan

Ethiopia nama necbayn ee waxay naga dulqaaday oo naga xoreysey Tigtatoorkii Siad Barre

Kelmadahan ayaa dhagahayga ku soo duulay mara ma anaa
waalan mise cadan ayaa laga heesayaa?

Soomaalida qaladkii hore ay u gashay weli kama faaidaysanin.

Somaaliyey ha ku tashan Xabashi ee isku tasho

Ethiopia asxaan kuuma samayn ee sidan aad hadda tahay ayey kula rabtay.

Ethiopia caano kuuma listo waa waa kaa qubtaa Ethiopia hadday dawlad dad u dhisayso kuwa ay gumaysato ayey u dhisi lahayd kuwaas oo aan haysan ceelal iyo wadooyin iyo isbitaalo iyo dugsiyo.

SSDF SNM USC iyo SPM waa canbaar jaahilnimo oo nagu
taal oo u baahan inaan iska dhaqno Ethiopia ku mahadsanid SSDF SNM SPM USC waayo waxay ahaayeen hadiyad fiican ee ku mahadsanid.

Hassan warankulule

warankulule@yahoo.com


Opinions expressed in this columns are those of the authors and not necessarily those of Radio Free Somalia
Qoraaladu waxay ka turjumayaan aragtida Qoraaga mana loo fasiran karo tan Radio Free Somalia





Muqaalka Som

 

Horn Afrik

 

STN

 



 

 

 



 

 

 

 

 

Casharka Quraanka Kariimka

   

Sh.Omar Faruuq

   




|Privacy | webmaster@radiofreesomalia.com