|  
USC
& SSDF isku dan, guulaystena
Jan,22.2005 Radio Free Somali (RFS)
Dad badan oo maal iyo nafba u huray labadan jabhadood
ma garan in aanay isku dan ahayn oo ay labadan jabhadood amxaaro u
adeegayeen. Hadda ayaa waagaku beryey!
USC iyo SSDF waxaa wada abuuray amxaaro waxaana loo
abuuray isku ujeedo taasoo ah
1) in Dawladdii Soomaaliyeed la rido
2) Siad Barre lagu bedelo Cabdulaahi Yusuf oo u dhega
nugul amxaaro timir goo tiin beer
3) wadaniyiinta oo dhan awooda laga ilaaliyo sida
cabdilqasim Jen Caydiis(inkastoo uu waalnaa) iyo muwaadinkasta oo
wadani ah.
4) in wadan amxaaro loo gacan geliyo intii ay doonto
ha qaadato.
Maanta USC iyo SSDF shacabka Soomaaliyeed waa ka
adkaadeen oo dawladoodiinatuure gacantana u geliye amxaaro laakiin
Cabdilaahi Yusuf iyo kuwa kaba u qaada sida Xuseen caydiid ha ogaadeen
inaanay marna gaari Karin Maxamed Siyaad Barre iyo in ayaga laga jecel
yahay Maxamed Siyad barre waayo asaga wadani ayuu ahaa ayaguna maya.
Hana ogaadeen sidii ay u rideen dawladiisa ama dawladdii
Soomaaliyeed in ayagana lagu jabhadayn doono.
USC & SSDF Soomaaliya godkaad ku tuurteen waa
ka soo bixi doontaa.
Hassan
warankulule
warankulule@yahoo.com
 Opinions
expressed in this columns are those of the authors and not necessarily
those of Radio Free Somalia
Qoraaladu waxay ka turjumayaan aragtida Qoraaga mana loo fasiran karo
tan Radio Free Somalia
 

|