91.9FM Codka Beesha

Home

SSDF SNM USC SPM oo noqday wax laga yaqyaqsado

Feb,24.2005 Radio Free Somali (RFS)

Afartaas jabhadood waxay jabhadaha Soomaalida uga duwan yihiin waa ayagoo bilaabay bur burka iyo jabhadaynta iyo dagaalka sokeeye.

Afartaas jabhadood oo isu haystay inay geesiyaal ahaayeen ayaa hadda shalayto ku jira sababtoo ah ayaga ayaa mas'uul ka noqday dhibta maanta jirta. Magacii Soomaaliya ilaa hadda saaxadda caalamiga waa ka maqan yahay caruurtii Soomaaliyana waa wax dhintay iyo wax rafaadsan.

Shacbiga Soomaaliyeed waa ka yaq yaqsoodaan xataa kuwii ka mid ahaa ayaa bilaabay inay is qariyaan oo yiraahdaan aniga kuma jirin iyo magacooda ha i maqashiin.

SSDF ayaa laga yaabaa inay maanta faraxsan tahay xoogaa waayo ninkii asaasay oo Soomaaliya ku soo duulay oo cadawgii la saftay ayaa maanta loo doortay Madaxweyne. Cadawgii Soomaaliya ku baabiiye SSDF USC SPM SNM ayaa la hubaa wax guulaystay dhabtii.


_________________________

Hassan warankulule

warankulule@yahoo.com


Opinions expressed in this columns are those of the authors and not necessarily those of Radio Free Somalia
Qoraaladu waxay ka turjumayaan aragtida Qoraaga mana loo fasiran karo tan Radio Free Somalia





Muqaalka Som

 

Horn Afrik

 

STN

 



 

 

 



 

 

 

 

 

Casharka Quraanka Kariimka

   

Sh.Omar Faruuq

   




|Privacy | webmaster@radiofreesomalia.com