91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Saraakiisha ciidamada oo ka warbixiyay qaabkii ay ula wareegeen Jowhar

DECEMBER 9, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta lawareegay gacan kuheynta magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe iyadoo ay boqolaal dadweyne ah isugu soo baxeen gudaha magaaladasi.

Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabkii ay ula wareegeen ciidamada dowladda magaalada Jowhar iyagoona sheegay in shacabka magaaladaasi ay si diiran u soo dhaweeyaan.

General Cali Caraaye Cosoble “Gacnadule”  oo ah taliyaha hogaanka iyo howlgalinta ciidamada oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku sugan yihiin magaalada Jowhar iyo deegaanno kale oo hoos yimaado sida Mahadaay iyo Buurane oo ka wada tirsan gobolkaasi.

Waxa uuna intaasi ku daray markii ay galeen ciidamada in shacabka ku dhaqan Jowhar ay si diiran u soo dhaweyeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayna baahi weyn u qabeen sidii ay dowladda Soomaaliya u gaari laheyd gobolkaasi.

Taliyaha howlgalinta ciidamada ahna afhayeenka ciidamada Milatariga ayaa carabka ku dhuftay in magaalada Jowhar ay ka galeen laba jiho kuwaas oo kala ah laamiga iyo wado qarda jeex ah taas oo isku xirta Jowhar iyo Buurane.

Mar wax laga weydiiyay taliyaha hadii ay la waregeen magaalo madaxda gobolka Sh/dhexe waxa u qorsheysan ciidamada dowladda ayaa waxa uu sheegay in aysan marnaba ciidamada hakan doonin ilaa ay dalka ka xoreeyaan maleeshiyada kooxda shabaab iyo al-qaacidadooda.

Sidoo kale Gacmadule ayaa qeexay in ay gacanta ku dhigeen Shan ka mid ah maleeshiyada shabaab kuwaas oo tuuray qoryihii ay wateen, waxa uuna intaasi raaciyay in magaalada ay ka socdaan baaritaanno xoogga kaas oo lagu sugayo amaanka.

magaalada Jowhar ayaa ah magaalo madaxda kaliyah oo ay gacanta ku hayeen kooxda awoodooda la wiiqay ee shabaab waxaana haatan shabaabka iyo xulufadoodu ay yihiin kuwo aan ku sugeen magaalo muhiim ah iyaga oo gabaad ka dhigan doono dhulka baadiyaha ah, balse ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa horay u balan qaaday in gabi ahaan dhulka Soomaaliya ay ka cirib tirayaan argagixisada.

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

 
Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2004-2012 Copyright radiofreesomalia.com