91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Wasiiru dowlaha Madaxtooyada oo warqad uu ka sido Madaxweynaha u gudbiyay Boqorka Sacuudiga

DECEMBER 30, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya ahna La taliyaha Madaxweynaha Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed ayaa kula kulmay magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Wasiirka Arrimaha dibada Sacuudiga Amiir Sacuud Al-Feysal.

Kulanka oo ahaa mid gaar ah ayaa Wasiiru dowlaha Madaxtooyada waxaa uu Amiir Sacuud Al-Feysal u gudbiyay warqad uu kaga siday Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo ku socotay boqorka Sacuudiga Amiir Cabdalla.

Labada Mas'uul ayaa la sheegay inay ka wada hadleen xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Sacuudiga, iyo sidii dowladda cusub ay taageero uga heli laheyd Boqortooyada Sacuudiga.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dadaal ugu jira sidii xiriir wanaagsan ula yeelan lahaa dalalka Carabta, si la mid ah dowladdii hore ee KMG aheyd, oo xiriir fiican la laheyd Carabta.

La taliyaha Madaxweynaha Faarax Sheekh C/qaadir ayaa horay madax ugu soo noqday Hey'adda Muslimiinta Afrika, isagoo ah nin ku xeel dheer xiriirka arrimaha carabta, maadaama hey'addaas ay hostageyso hey'ado badan oo Carbeed.

Boqortooyada Sacuudiga ayaa kaalin mug leh ka qaadatay gurmadkii abaaraha iyo macluushii ka dhacday Soomaaliya sanadkii 2011, xilligaasoo ay dalka keentay deeqo mucaawino ah oo ay ugu tala gashay dadka Soomaaliyed.

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

 
Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2004-2012 Copyright radiofreesomalia.com