91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Wasiirka difaaca oo kormeer ku tagay deegaanno u dhow magaalada Jowhar

DECEMBER 1, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya  oo ay wehliyaan saraakiisha ciidamada Xoogga Dalka ayaa maanta kormeeray difaacyadii ugu dambeeyay ee Ciidamada X.D.S ay kala wareegeen Maleeshiyaadka Kooxda al shabaab ee kaabiga ku haya magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Sh/Dhexe.

Kormeerkan uu ku jooga wasiirka wasaaradda Difaaca dalka Mudane C/xakiim Xaaji Maxamuud “Fiqi” ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliyay Taliyaha ciidamada X.D.S C/qaadir Sheekh Cali Diini, saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda iyo kuwa nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM.

Wasiirka Difaaca dalka goobaha uu kurmeerka ku tagay ayaa waxaa ka mid ah deegaanka Qalimoow oo kaabiga ku haysa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe halkaas oo uu kula hadlay ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka.

Mudane C/xakiim Fiqi ayaa ciidamada ku amaanay sida geesinimada leh oo ay qeybo ka mid ah gobolka Sh/dhexe uga xoreyeen maleeshiyada kooxda shabaab waxa uuna tilmaamay in uu aad ugu faraxsanyahay in kormeerkiisi ugu horeeyay uu ku tago qeybo ka mid gobolkaasi.

Fiqi ayaa qeexay in la fulinayo amarkii ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya kaas oo ku aadanaa in dil toogasho ah uu muteysan doono askarigii kufsi u geysta gabar Soomaaliyeed.

Sidoo kale taliyaha ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ciidamada hadal u jeediyay ayaa ku amaansay sida hufan oo ay u guteen waajibaadkooda iyo sida ay dalka uga xoreeyaan cadawga shabaab ee xadgudubka kula kaca shacabka Soomaaliya.

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxa ay dalka ka wadaan howlgal ka dhan ah kooxda Al-qaacidada Soomaaliya ee shabaab iyo ajaanibtooda waxeyna ciidamada haatan kaabiga ku hayaan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe iyadoona Jowhar ay tahay magaalo madaxda kalihay oo ay haraadiga ku yihiin maleeshiyaadka shabaab.

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

 
Home | Download | Support | Contact us
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2004-2012 Copyright radiofreesomalia.com