91.9 FM Codka Beesha

 
Radio Codka Beesha
Radiofreesomalia
RochesterSomaliTV

Radio Hormuud

Radio Garowe

SBS Radio Aus
RadioLaascaanood

SomRadio Sweden
Radio Copenhagen

Radio Warsan
Radio SCERDO
Somali swiss radio
Radio Xoriyo
Radio& TV Djibouti

Radio Somaliland
Qaran Radio
SomaliRadio (USA)
Focus On Afirca

xamarradio
Radio Banadir
Radio Shabelle.net
Radio Daljir
Sagal S. Radio
Somali TV Network
Swiss Radio
Radio Mennisoto
  Sarifka Lacagaha
 
SOMALI LINKS
  Qarankanews
somalifans.net
Afnugaal.com
Allbanadir.com
Amin Arts
AllPuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi
Awdelnews.com
AllSafari (Video)
Africajewelry
B
BBC Somali
Benadir
Berlula Online
Balcad.com
Benadir-Watch
Burtinle  Online
Buurhakaba
Buulaay
BAIDOA.COM
Biyo Kulule
C
Carmooyin.com
Calayaale.com
Cadaado.net
CeelBuur
Codka Somalia
Codk Somali Galbeed

Calanka
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Ceegaag.com

D
Danowadaag
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
E
Electro
F
FALSAN
G
Gedonet
Geeska Afrika

Goldogobsite.com
Goobjoog
Garoweonline
H
Hiiraan
Hilinkatoosan

Halgan.net
Hamarey
Horseednet
Hobyonet

Himilo Online

HornAfrik Online
I
Israac
I R I N NEWS

J
Jamhuuriya
Jowhar Online

Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
K
Kenyan Somali Com
L
Lafoole.com (SOTAS)
Laasqoray
M
Midnimo.com
Muduloodwatch
Mareeg.com
Mudulood.com
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University
Markacadey.net
N
Nugaal.net
O
Onkod
Osman Arts

OgadenLF
Olol.us
P
Puntland Post Pacemagazine
Prof.Togane.org

Q
Qaranimo.com
Qorahey Online

R
Radio Free Somalia
Radio Somaliland
Ruunkinet
Radiogedo.com
S
SomaliWEYN.com
Simbanews.com
soomaalidamaanta
SomaliGov
SomAmericanmedia

Somalistartpage

Som. Civil Soc'y
SSUP.ORG
SomaliaOnline
Somali Bantu
Shabelle.net
Somali Lawyers' A.
Somali IT
Saylac.com
Somalilandnews.com Somalitalk.com
Somalilife.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

SomaliUK.com
Somalimarket.com

SomaliTUBE.com
U
UFUROW
W
Wargayska Dalka
Warsan
Wardheer News

Widhwidh

X
Xog-waran.com
Xaraash.com
Y
Z amal express
Islamic links
  islamliveone.com
Dacwah.com
Benadir-islam
Khalidmosque
Learn about Islam
Islamweb.net
Islamicschool.fr
Alqurabaa.net
Boqolsoon
Sna.net/
Islamic City
Maktabatu Al-Hudda
Msa-natl.org
Islamweb.net  
  PROGRAMS
  Legal Aid Ont.
  wararkii hore 2004
Election 2009
RADIO FREE SOMALIA - - - -Fikradaha - OPINION Maqaalo
INSIDE RFS NEWS WARKII MAANTA

Somali Language Credit Course:

Xafladii 1-Da Luuliyo iyo abaal marin shaado oo kadhacday magaalada Hamilton ee dalka Canada

JULY 31, 2011 (Radfiofreesomalia.com) -

Waxaa soo dhamaday galinjibintii,  (Somali Language us Credit Course)  arday Soomaliyeed  af kooda wax kubartan kuna qaataan  Full CREDIT ardaddaso dhamaanto dhigata Dugsi Sare, waa markii ugu horeeysay oo  Af Soomalia lagu gaata credit. Qaanunka waxbarashadda Waxbarashadda ee dalka Kanada waxaa laga rabaa ardagay si ow uqaato shahaadada Dugsiga sare waa  in ow qaataa 30 kareedidt (MAADO), Hadaba waxaa dadaal ugu jirany muddo sadax sanaddod sidii af keen Hoyo ey u aqoonsa laheed  Wasaradda Waxbarashadda ee dalka KANADA , anagoo la tar tameyno afafka kale oo loo aqoonsanyahay in ardagay loo xisaabiyo 30 kareedid oo aan kor kusoo xusnay,
Eebe mahadiis waan ku guuleysanay in loo aqoon saddo Afkeen Hooyo La aqoonsaddo loon barto sidda MAADO caadi-ah  loo xisaabiyo,
waxaa farxad noo ah ubadkii ku dhashay dibadda in maanta oo ku bartaa Afkeen Hooyo . Magaaladaan aan deganaha ee Hamilton Ontario Kanada waa maanta ka galinjibiyay 33 arday, Waxaa ka dhacday Xafladd weyeen oo qalin jebin waalidiinta iyo marti kaliba kasoo qeyb galeen waxaa kamuuqata dhamaantood farxadda.

Xafladii Hamilton

Xaflada xuska 1-da Luulyo ayaa abid markii ugu horeeysay lagu qabtay magaalda Hamilton, isla markaana si’aan horay loo arag looga xusay 1-da Luulyo 2011, halkaas oo ay isugu soo baxeen dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee Hamilton intoodi uu ku jiray dareenka Wadaninimo.

 

Description: http://www.badweyn.com/wp-content/uploads/2011/07/1july2011-1.jpg

Halkaan ka daawo sawiradii oo idil


Xafladan Xuska 1-da Luulyo 2011 ayaa waxaa soo agaasimay Waxgaradka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Hamilton oo uu horkayay Dr. Cali Nur oo ay aad ugu weeyntahay Wadaniyada iyo kobcinta ubadka Soomaaliyeed.

Furitaanka xaflada xuska 1-da Luulyo 2011 ayaa waxaa ka jeediyay qudbad dheer oo ku saabsan dhibtaada loo soo maray Xoriyada iyo Taariikhda Soomaaliyeed Nabadoono iyo masuuliyiin kala duwan oo degana magaalada Hamilton, halkaas oo dad badan wejiyadooda qarisay ilin, aadna arkeeyso inay marba masaxayaan indhahooda, taa oo ay ugu wacneed dareenkooda dhibka loo soo maray Xoriyada iyo baahida ay u qabaan in dalkeeni helo nabad.

Waxaa kaloo kasoo qeeyb galay xafladan xuska 1-da Luulyo Saxaafada Soomaaliyeed , Fanaaniinta , Ganacsatada magaalada Toronto, jaaliyada soomaaliyeed  ee Hamilton iyo iyo nawaaxigeeda, Aqoonyahano, odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed iyo Hooyooyinka magaalada Hamilton ee dalka  Canada .
Hoboladii qaranka Waaberi oo ay horkacayeed Khadiija Cabdullahi Dalays iyo Ahmed Diyaar ayaa iyana halkaa wacdaro iyo heesihii astaanta Soomaaliyeed ka ciyaaray.

Xuska 1-da Luulyo 2011 ayaa waxaa lagu soo bandhigay dhamaan ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed oo ay ku ciyaarayeen goobtaas caruur yar yar iyo dhalinyaro dhamaantood ku wada xaragoonaya Dhar ay ku sawiran yihiin astaamaha Calanka Soomaaliyeed iyo hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Dhanka hooyoyinkana waxa ay soo bandhigeen buraanburo ay ku muujinayeen dareenkooda Soomaalinimo qiimaha waxbarashada iyo doorka waalidiinta, cayaarti buraanburka, taa oo iyana sii kiciysay dareenka dhamaan dadkii kasoo qeeyb galay Xuska 1-da Luulyo 2011 iyo gudoonsiinta shahaadooyinka luqada soomaliga.

Waxaa ah wax aan la hilmami karin dadkana dareenkooda aad u kiciyay dhalinyaro yar yar oo qaarkood laga yaabo weligood inaysan arag Soomaaliya, balse ay ka muuqatay Wadaninimo aysan ku jirin hagrasho taa oo dadkii ku noqotay yaab iyo amakaag.

Erayadii ugu qiimaha badnaa ee ay dhalinyaradan adeegsanayeen iyaga oo indhahooda ka muuqato ilmo ayaa waxaa ka mid ahaa Soomali Waa Hal Dad, Soomaaliya Waa Hal Dal, Soomaaliya Nabad insha allah iyo heeso kale oo ka waramayay muhiimadda ay lee wax barashada u kee dahay ubadkeena.
Waxgaradka magaalada Hamilton ee abaabushay Xuska 1-da Luulyo ayaa waxa ay yihiin kuwo mudan in hiil iyo hooba lala garab istaago si ay u baahiyaan dareenkooda Wadaninimo iyo baahida ay u qabaan dalkoodi hooyo oo hela Nabad iyo Dowladd baahi tiri karta Shacabka Soomaaliyeed.

Xaflada ayaa waxa ay bilaabatay 13.00 duhurnimo waxa ayna dhamaatay 17.00 galabnimo, waxa ay xafladaas Xuska 1-da Luulyo 2011 kusoo gabagaboowday Guul iyo sidii ay ugu tala galeen masuuliyiintii soo abaabushay ee Soomaaliyeed uu ugu horeeyay Dr. Cali Nur.

 

Muse Kulow - RFS Toronto

Radiofreeomalia.com - Muqdisho



CANADA.TV | BBC.TV | Australia.TV 
Network AfricaFocus On AfricaChennel Africa | VOA. Newsnow |
Al Jazeera TVSaudi Live TV |ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
LIVE.TV: Discover.Islam
Deccember - 2006
December - 2004 news
Other News
Year End News
Danish Cartoons
Testimony Before the Senate Foreign Relations Committee
Weather Forecast"The Weather Network"

   
Home | Download | Support | Contact us Free counter and web stats
Help | webmaster@radiofreesomalia.com | 2008 Copyright radiofreesomalia.com