![]() |
![]() |
![]() |
|
|
Gudd. Baarlamanka Oo U Ambabaxay Nairobi February 2, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Afhayeenka Baarlamanka Soomaaliya Shariif Xasan Sh. Aadan iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay dalka iyaga oo ku sii Jeeda magaalada Nirobi ee xarunta dalka Kenya. Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa garoonka Muqdisho ku sii sagootiyay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baaralamanka xildhibaanno Iyo saraakiil Ka tirsan ciidamada qalabka sida. Afhayeenka Baarlamanaka Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa magaalada Nairbi ee Xarunta dalka Kenya kulan kula yeelan doono mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya iyo madax ka tirsan beesha caalamka. Radiofreeomalia.com - Muqdisho
|
|